Habraaca doorashada Golaha Aqalka Sare ee Somaliland oo la soo saaray

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa soo saaray habraaca doorahada Aqalka Sare ee xubnaha Somaliland.

Doorashada kuraasta gobollada waqooyi ayaa waxaa muddo ka taagnaa khilaaf culus, kaas oo ay ugu dambeyn xal ka gaareen labada garab ee is-hayey, soona dadajisay soo saarista habraaca doorashadaas iyo sida loo wajahayo.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here