JOWHAR [SMN] – Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Hirshabelle Cabdiraxmaan Daahir Guurre oo Wareeysi Siiyey Shabakadda Warbaahinta Shabeelle ayaa Sheegay In Hiiraan uu ka socdo Dagaal Bariga Gobolkaasi loogaga Saaraayo Al-Shabaab oo inta ugu badan ay Ciidamada ay yihiin Xoogaga Xaq u Dirir ka Macawiisleyda.
Wasiirka ayaa Dowladda Soomaaliya u sheegay in Ay San qorshaha Doorosho ee Qof Iyo Cod Kaga Mashquulin Dagaalada Al-Shabaab.



![Nabadoonka Beesha Aadan Warsame ee Xawaadle oo lagu doortay Muqdisho [Sawirro]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2026/07/yaab-150x150.png)
