HirShabelle oo shaacisay doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka

0

JOWHAR (SMN) – Maamul goboleedka HirShabelle ayaa shaaciyey doorashada kuraas ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya, kuwaas oo dhowaan doorashadooda lagu qabanayo magaalada Jowhar ee caasimada maamulkaasi.

Kuraasta illaa iyo hadda doorashadooda la shaaciyey ayaa gaaraya illaa 11, iyada oo dib loo dhigay kuraasta qaar oo ay dood ka taagan tahay, sida HOP#141 iyo HOP#146.

Guddiga doorashada ee HirShabelle oo shaaciyey liiskan ayaa sheegay inay dardargelinayaan qabsoomida doorashada, si loo fuliyo heshiiskii Muqdisho.

Halkan hoose ka aqriso:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here