HirShabelle oo shaacisay doorashada liiska kuraas ka mid ah BF Soomaaliya

0

BELEDWEYNE (SMN) – Guddiga hirgelinta doorashada HirShabelle ayaa shaaciyay qeybtii Koowaad 13-kursi ee ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee taala magaalada Beledweyne.

Guddiga ayaa sheegay in doorashada kuraastan la qaban doono maalmaha soo socda, si loo dadajiyo doorashada xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya.

HirShabelle ayaa noqoneyso maamul goboleedkii labaad ee ku dhawaaqa deegaan doorashada labaad, waxaana ka horreeyey oo kaliya Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here