HirShabelle oo shaacisay doorashada qaybtii labaad kuraasta taalla Beledweyne

0

BELEDWEYNE (SMN) – Guddiga Maamulka doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa  shaaciyay doorashada qaybtii 2-aad 11 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee taala Magaalada Beledweyne.

Kuraastan ayaa noqon doono kuwii ugu dambeeyey ee doorashadooda lagu qabanayo Beledweyne oo ah deegaan doorashada labaad ee HirShabelle.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here