HirShabelle oo shaacisay guddiga soo xulaya ergada saddex kursi

0

BELEDWEYNE (SMN) – Guddiga SEIT ee HirShabelle ayaa soo saaray liiska xubnaha guddiga soo xulaya ergada saddexda kursi ee kala ah HOP#010, HOP#030 iyo sidoo kale HOP#066.

Guddiga ayaa ka kooban odayaal dhaqameedyo iyo sidoo kale xubno ka socda ururada bulshada rayidka ah.

Ma cadda xilliga la qabanayo doorashada saddexdan kursi oo ku soo aaday, xilli uu soo shaac baxay khilaaf u dhexeeya hoggaanka sare ee maamulka HirShabelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here