Immisa madaxweyne ayey Puntland yeelan doontaa 8-Janaayo 2024?

0

BOOSAASO (SMN) – Waxaa marba marka ka dambeysa kasii daraya khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Puntland, kaas oo ka dhashay doorashooyinka maamulkaasi.

 

Khilaafkan ayaa u dhexeeya madaxweyne Saciid Deni iyo xubnaha mucaaradka oo si weyn isugu hayo arrinta doorashada.

Labada dhinac ayaa doorashooyin iska soo horjeeda oo guddoonka deegaanka ah ku qabsaday magaalada Boosaaso, taas oo lagu doortay laba guddoomiye.

Siyaasiiyinta iyo dadka ordosa arrimaha siyaasadda ayaa saadaalinaya, haddii ay sidaan wax kusii socdaan inay Puntland ay 8-Janaayo 2024 yeelan doonto laba madaxweyne?

Halkan hoose ka daawo warbixinta:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here