Jubbaland oo maanta qabaneyso doorashada saddex kursi

0

KISMAAYO (SMN) – Guddiga SEIT ee Jubbaland ayaa maanta doorashada saddex kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ku qabanayo magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Kuraasta doorashada la qabanayo ayaa kala ah:-

1-Hop#092 waxaa ku tartami doono Saadaq Cabdullaahi Cabdi iyo Cabdullahi Aadan Cabdi.

2-Hop#023 waxaa ku tartami doono Sahra Cabdi Cilmi iyo Nasro Mahdi Caraale.

3-Hop#132 waxaa ku tartami doono Cadar Xareed Jibriil iyo Ifraax Cabdiqani Yuusuf.

Tallaabadan ayaa qayb ka ah fulinta heshiiskii doorashooyinka ee ahaa in la dadajiyo doorashada Baarlamaanka laguna soo gabagabeeyo, ka hor 25-ka bishan Febraayo ee sanadka 2022-ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here