Jubbaland oo shaacisay doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka

0

KISMAAYO (SMN) – Guddiga doorashada ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa shaaciyey doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka, kuwaas oo dhawaan doorashadooda lagu qabanayo magaallo xeebeedka Kismaayo.

Guddiga ayaa soo saaray liiska 13 kursi oo ka mid ah xubnaha baarlamaanka kasoo galaya dhinaca maamulka Jubbaland.

Tallaabada ay qaaday Jubbaland ayaa qayb ka ah fulinta heshiiskii siyaasadeed ee ay dhawaan Golaha Wadatashiga Qaran ku gareen magaalada Muqdisho.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here