Aqriso: Jubbaland oo shaacisay qabashada doorashada lix kursi

0

KISMAAYO (SMN) – Guddiga hirgelinta doorashada Jubbaland ayaa shaaciyay qabashada doorashada lix kursi iyo jadwalkooda iyadoo doorashadana ay ka dhici doonto dhawaan magaalada Kismaayo.

Doorashadan lixda kursi ah ee la iclaamiyay ayaa ah kuwii ugu horeeyay ee golaha shacabka ah ee sanadkan sii dhamaanaya la qabanayo magaalada Kismaayo ee xaruna kumeelgaarka ah ee Jubbaland.

Jadwalka qabashad lixda kursi ayaa waxa uu dhigayaa in maanta oo jimce ah ay bilaabato diiwaangelinta guddiga xulista ergooyinka.

Halkan hoose ka aqriso:- 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here