Kalfadhiga 49-aad ee baarlamaanka maamulka Puntland oo lasoo xiray

0

GAROOWE (SMN) – Kalfadhiga 49-aad ee baarlamanka Puntland ayaa maanta- gebi ahaanba la xiray sida uu  shaaciyay guddoonka golaha wakiilada maamulkaasi.

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada ayaa soo jeediyay in gebi ahaanba la xiro Kalfadhiga 49-aad, iyada oo go’aankaas uu Goluhu u codeeyay.

Kal-fadhiga xiga ee baralamaanka Puntland ee 50-aad ayaa ku beegan bisha June ee sanadka soo socda ee 2022-ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here