Koonfur Galbeed oo shaacisay jadwalka doorashada kuraas ka mid ah BF

0

BAYDHABO (SMN) – -Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashada 13 kursi oo lagu qabanayo magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose.

Guddiga ayaa shaaciyey in doorashada todobada kursi ee ugu horreysa la qaban doono 9 bishan Febraayo ee sanadka 2022-ka.

Sidoo kale guddiga ayaa sheegay in kuraasta kale ee lixda ah la qaban doono isla 10-ka bishan.

Halkan hoose ka aqriso:- 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here