Koonfur Galbeed oo maanta shaacisay doorashada kuraas ka mid ah BF Somalia

0

BAYDHABO (SMN) – Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Koonfur Galbeed SEIT ayaa shaaciyay qaar ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu magaalada Baydhabo, Kuwaas oo doorashadoodu la qabandoono isbuucan.

Kuraasta la shaaciyay oo Afar ah ayaa kamid ah kuraasta ka harsan 19 kursi ee ku dhiman doorashadooda Maamulka Koonfur Galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here