Koonfur Galbeed oo shaacisay jadwalka doorashada saddex kursi

0

BAYDHABO (SMN) – Guddiga hirgelinta doorashada ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray jadwalka doorashada saddex kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka.

Kuraasta la shaaciyey jadwalkooda ayaa kala ah:- HOP#056 oo uu ku fadhiyay Maxamed Jaamac Mursal, HOP#002 oo uu ku fadhiyay Cabdullaahi Sheekh Maxamuud iyo HOP#231 oo uu ku fadhiyay Maxamuud Macalin Yaxye.

Sidoo kale guddiga ayaa ku caddeeyey jadwalka uu soo saaray in doorashada saddexdan kursi la qaban doono 25-ka bishan Janaayo ee sanadka 2022-ka.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here