K/ Galbeed oo shaacisay doorashada 11 Kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka

0

MUQDISHO (SMN) – Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed (SEIT) ayaa shaaciyey 11 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka, kuwaas oo dhawaan la qaban doono doorashadooda.

Guddiga ayaa qorsheynaya in 11-kan kursi todobaadka soo socda doorashadooda lagu qabto magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Koonfur Galbeed ayaa horay u qabatay doorashada kuraas ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya, waxaana qaarkood ka dhashay muran xoogan iyo sidoo kaleĀ  is qab-qabsi.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here