Maamulka gobolka Gedo oo digniin culus u diray shirkadaha diyaaradaha

0

GARBAHAAREY (SMN) – Shirkadaha ka shaqeeya duulimaadyada ayaa looga digay in ay soo qaadaan guddiga qiimeynta ee loo xilsaaray Garbahaarey, kadib amar kasoo baxay maamulka degmadaasi.

Mas’uuliyiinta maamulka ayaa sheegay in diyaaraddii soo qaada guddigaas ay kasoo celin doonaan Garbahaarey, kadibna ay ka qaadi doonaan tallaabo adag.

Sidoo kale maamulka ayaa ku dhawaaqay inuu ka hor imaan doono wax kasta oo ka baxsan heshiiskii horey looga gaaray doorashooyinka dalka.

Halkan hoose ka daawo warbixinta:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here