Madaxweynaha JFS oo dhambaal hambalyo ah u diray xoghayaha guud ee QM

0

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federalka Soomaliya mudane Maxamed cabdilaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah u diray xoghayaha guud ee qaramada midoobay Antonio guterres, oo markii labaad dib loogu doortay inuu noqdo xoghayaha guud ee qaramada midoobay.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dawladda Soomaliya soo dhowaynayso inuu markale  Antonio guterres noqdo xoghayaha guud, sidoo kale na ay dawladdu si hagar la’aan ah u taageerayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here