Madaxweynaha Kenya oo sheegay in Al-Shabaab ay qabsan doonto Somalia haddii…

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa sheegay in Kooxda AS ay qabsan doonto guud ahaan dalka Soomaaliya haddii ay baxaan Ciidanka ATMIS.

Madaxweyne Ruto ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu kala hadlay in Ciidanka ATMIS aysan ka bixin Soomaaliya, balse ay isku fahmi waayeen arrintaasi.

Ugu dambeyn, Madaxweynaha Kenya ayaa ka dalbaday Mareykanka in uu soo fara-geliyo islamarkaaana uu hakiyo qorshaha bixitaanka Ciidanka ATMIS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here