JOWHAR (SMN) – Madaxweynaha maamulka HirShabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Gudlaawe) ayaa maanta xilkii ka qaaday guddoomiyihii hay’adda qaxootiga Mudane Khaliiif Warsame Waasuge isagoo xilkaas u magacaabay Cabdisalaan Cabdulaahi Xaashi (Angola).

Sidoo kale Cali Guudlaawe ayaa wareegto kale oo uu soo saaray isla maanta xilkii uga qaaday gudoomiyihii maxkamada gobolka Shabeellaha Dhexe Mudane Sheekh Xuseen Maxamed Cusmaan i, wuxuuna xilkaas u magacaabay Mudane Cabduqaadir Cadaay Axmed.
Halkan hoose ka aqriso:-
