Maxay ka wada-hadleen Qoor Qoor iyo taliyaha ciidamada AMISOM?

0

DHUUSAMAREEB (SMN) – Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha ciidanka Amisom iyo saraakiil uu hoggaaminayay.

Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo sidoo kale Amniga.

Kulanka kadib, Saraakiisha ayaa Kormeer ku tagay goobaha loo asteeyey iney ka dhacdo Dorashooyinka xildhibaanada ee Magaalada Caasimadda ah ee Dhusamareeb.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here