Madaxweyne Laftagareen oo gaaray degmada Qansaxdheere + Sawirro

0

QANSAXDHEERE (SMN) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweyey Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay.

 

Wasiirka Gaashandhigga XFS, Wasiirka Amniga, Wasiirka Bay’adda Agaasimaha Madaxtooyadda, iyo Saraakiil Ciidan ayaa qeyb ka ahaa Wafdiga Madaxweynaha ee maanta gaaray Magaalada Qansaxdheere

Socdaalka Madaxweyne Laftagaren ee Magaalada Qansaxdhere ayaa daaran Qorshaha la dagaallanka Alshabaab iyo  ukuura-gelida baahiyaha ka jira degmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here