Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Cabdikariin Guuleed + Sawirro

0

DHUUSAMAREEB (SMN) – Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa qaabilay mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed madaxweynihii hore ee Galmudug ahna ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Soomaaliland.

 

Ergayga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Soomaaliland iyo wafdigiisa ayaa u yumid caasimadda Dhuusamarreeb latashi ay la sameynayaan bulshada reer Galmudug iyo madaxdooda taasoo ku aaddan ka gun-gaaridda wadahadallada DFS iyo Soomaaliland.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here