Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay safiirka dalka Imaaraadka Carabta

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa Villa Soomaaliya ku qaabilay safiirka Dowladda Isu tagga Imaaraadka Carabta Maxamed Axmed Al-Othman.

Kulanka labadda dhinac ayaa loogu hadlay Xariirka labadda dhinac sidii loo xoojin lahaa.

Safaaradda Imaaraadka ee Muqdisho ayaa sheegtay diiradda lagu saaray xoojinta xariirka labadda dhinac.

Safiirka Imaaraadka ayaa maalmihii dambe kordhiyey kulamadda uu la yeelanayo madaxda Soomaalida.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here