Madaxweyne Xasan Sheekh oo wada-hadal la yeeshay xoghaye Antony Blinken

0

MUQDISHO (SMN) -Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka talefoonka wada hadal kula yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Maraykanka, Mudane Antony Blinken.

Labada mas’uul ayaa  ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Labada Dal ee Soomaaliya iyo Mareykanka.

Madaxweynaha ayaa Dowladda Maraykanka uga mahad celiyey taageerada ay u fidiso Dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here