Mareykanka oo ciidamo cusub u tababaray Jubbaland + Sawirro

0

KISMAAYO (SMN) – Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa tababar mudo socday usoo xiray qeyb kamid ah Ciidamada ilaalada Madaxtooyada.

 

Ciidamadan ayaa qaatay duruus kala duwan oo wax badan kusoo kordhin doonta shaqada ay hayaan ee ammaanka iyo ilaalada madaxtooyada.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa u mahad celiyay macalimiinta gacanta ku hayay Ciidamada tababarka dhamaystay oo ay tababareen Ciidamada Maraykanka ee jooga Soomaaliya, gaar ahaan Jubaland.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here