Maxamed Axmed Beerey oo loo doortay Golaha Shacabka Soomaaliya

0

JOWHAR (SMN) – Xildhibaan Maxamed Axmed Beerey ayaa ku guuleystay doorashada Kursiga #HOP024, isagoo helay 59 cod, halka Musharaxii ku soo xigay Yuusuf Xaaji Dool uu helay 25 cod.

Cabduqaadir Carabow iyo musharax Bashiir Macalin ayaa sidoo kale kala helay min 7 cod, sida uu shaaciyey guddiga SEIT ee HirShabelle.

Beerey ayaa sanadkii 2016 looga adkaaday doorashada kursigan oo 7 sano ka hor uu ku guuleystay Xildhibaan C/qaadir Carabow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here