Maxay ka wada-hadleen Cali Guudlaawe iyo safiirka dalka Turkiga?

0

ANKARA (SMN) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowlada Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yılmaz.

Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa kawada hadlay arimaha amniga, hirgalinta mashaariicyo horumarineed iyo dhameystirka doorashooyinka Dalka.

Cali Guudlaawe oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa gudaha magaalada Muqdisho ayaa waday kulamo gooni gooni ah oo uu la yeelanayo madax kala duwan.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:- 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here