Maxay ka wada-hadleen guddoomiye Cabdi Xaashi iyo safiirka Talyaaniga?

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta hoygiisa ku qaabbilay safiirka cusub ee Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane Pier Mario Dacco’ Coppi.

 

Safiirka ayaa guddoomiyaha uga mahadceliyay soo dhowaynta diiran, wuxuuna ballan qaaday in uu si dhow uga shaqeyn doono adkaynta xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga.

Talyaaniga ayaa kamid ah dowladaha waa wayn ee taageerada siiya dowladda federaalka Soomaaliya, wuxuuna dalka ka fuliyaa mashaariicyo kala duwan oo muhiim ah.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here