Musharax Cabdullaahi Aadan Kulane oo shirar ka wada Dhuusamareeb

0

DHUUSAMAREEB (SMN) – Musharax Xildhibaan Cabdullaahi Aadan Kulane ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb kulan kula yeeshay Xildhibaan Nadiifo Faarax Jaamac oo ku fadhiday kursiga tirsigiisu yahay HOP40.

Kulankan labada geesood ee ay yeesheen Musharax Xildhibaan Cabdullaahi Kulane iyo Xildhaanad Nadiifo ayuu ujeedkiisu ahaa sidii ay Musharaxa ugu muujin lahayd taageero iyo garab istaag, kaas oo hadafku yahay sidii uu ku hanan lahaa Kursiga sumadiisu tahay HOP40, ee ay horay Xildhiinad Nadiifo hore ugu fadhiday.

Kulankan ayaa kusoo dhamaaday guul iyo is-afgarad wanaagsan oo u dhaxeeyey Xildhaanad Nadiifo iyo Musharax Xildhibaan Cabdullaahi Kulane.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here