Musharixiinta mucaaradka oo ku biiray shirka golaha wadatashiga qaran

0

MUQDISHO (SMN) – Golaha Wadatashiga Qaran oo uu hoggaaminayo Raโ€™iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay wakiillo ka socda Midowga Musharraxiinta oo ka qeybgalay wadahadallada u socda golaha wadatashiga.

Labada dhinac ayaa waxa ka wada hadleen dardargelinta howlaha doorashooyinka iyagoo ka dhageystay talooyinkooda ku aaddan hufnaanta doorashada.

Sidoo kale golaha wadatashiga qaran ayaa maanta la kulmay xubnaha wakiilada beesha caalamka oo maanta ku biiray shirkooda.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-ย 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here