BAYDHABO (SMN) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magaalada Baydhabo ku Daah-Furey Shirka Qorshaha Hormarinta Kaabiyaasha Dhaqaalaha Dalka.
Shirka waxaa ka qeybgalay Wasiirada Wasaaraddaha Howlaha guud Dowladdaha Xubanaha ka ah Dowladda Federaal iyo Wasiiru-Dowlaha Wasaarada Howlaha Guud XFS iyo Marti Sharaf Kale.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-