Nabadoon Bedal Jaamac oo lagu dilay magaalada Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Allaha u naxariistee Nabadoon Badal Jaamac Xirsi ayaa afurkii lagu dilay degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.

Nabadoonka ayaa waxaa toogasho ku dilay rag ku hubeysnaa Bistoolado oo dhacdada kadib goobta ka baxsaday.

Marxuumka waxaa uu ahaa nin aad ugu hadla arrimaha siyaasadda dalka, isaga oo warbaahinta aad kaga soo muuqan jiray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here