Odawaa oo kulan la yeeshay madaxa howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0

MUQDISHO (SMN) -Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta oo arbaco ah xafiiskiisa ku qaabilay madaxa cusub ee howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya Gen.Viglietta.

Kulanka ayaa looga hadlay adkeynta xariirka wada shaqeyneed iyo iskaashiga Ciidanka Xoogga Dalka iyo howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyadoo hoosta laga xariiqay xoojinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here