Gollaha ammaanka ee QM oo ka shiray xaaladda Soomaaliya
NEW YORK (SMN) - Waxaa shalay dowladaha Gollaha amaanka shir gaar ah ka yeesheen xaalada Soomaaliya iyo faragelinta dowlada Itoobiya ee madax banaanida dalka.
Ergayga QM ee Soomaaliya Catriona Laing (Katriyona Ling) ayaa warbixin dhinacyo badan taabanaysay ka jeedisay shirka oo ay kasoo qeybgaleen safiirada 15ka wadan ee xubnaha ka ah Gollaha amaanka.
Catriona Laing ayaa sheegtay in dowlada Soomaaliya ay...
Faah-faahinta: Qarax sababay dhimasho iyo dhaawax oo ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo sababay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Qaraxa ayaa haleelay gaari Hoomey ah iyo Mooto Bajaaj marayay agagaarka isgoyska Soos ee degmada Heliwaaa, sida uu xaqiijiyay taliska booliska gobolka Banaadir.
Qoraal kasoo baxay booliska ayaa waxaa lagu sheegay in qaraxa ay ku...
DF Soomaaliya oo war kasoo saartay dhacdooyinkii u dambeeyay ee hawada
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , waxay la wadaagaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed; warsaxaafadeed la xiriira dhacdooyinkii u dambeeyay ee hawada Dalka iyo tallaabooyinka la qaaday.
Hawada Soomaaliya ayaa bilihii u dambeeyey ahayd meel soo jiidatay ciwaannada warbaahinta markii laga celiyey dayaarad ay lahayd shirkadda Ethiopian Airlines, taas oo ku sii jeedday magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland.
Sidoo kale waxaa wakhtigaas ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer ku tegay taliska Booliska + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku adkeeyey hirgelinta, horumarinta shuruucda dalka iyo ladagaallanka Musuqa iyo isticmaalka Maandooriyaha.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warbixinno ku saabsan qaab dhismeedka, hannaanka shaqo, qorshaha furan ee dib u habaynta iyo tirakoobka Ciidanka...
Itoobiya oo beenisay in Madaxweyne Xasan lagu carqaladeeyay Addis Ababa
ADDIS ABABA (SMN) - Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya, Danjire Meles Alem ayaa beeniyay hadal ka soo yeeray Dowladda Soomaaliya oo ku saabsanaa ishortaag ay Ciidanka ammaanka Dowladda Itoobiya ku sameeyeen Madaxweyne Xasan Sheekh xili uu kusii jeeday shirka Madaxda Midowga Afrika.
Danjire Meles Alem oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in dowladda Itoobiya ay mas’uuliyad ka saaran tahay sidii...
Xamza oo faray in baaritaan lagu sameeyo dilka Cabdinaasir Dahable
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan horumarrada laga gaaray adeegga iyo maamulka Hawada Soomaaliya, Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Hey’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, iyaga oo soo bandhigay warbixinno ku saabsan howlaha duulimaadyada dalka.
Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa faray hey’adaha amniga in ay baaritaan dhab ah...
Gollaha Ammaanka ee QM oo ka shiraya xaaladda guud ee Soomaaliya
NEW YORK (SMN) - Dalalka katirsan Gollaha amaanka ee QM ayaa saacadaha soo aadan shir gaar ah ka yeelanaya xaalada Soomaaliya, waxaana warbixino ka siin doono ergayga QM Catriona Laing iyo Wakiilka Midowga Afrika, ahna madaxa ATMIS Mohamed El-Amine Souef.
Khudbada Ergayga QM Catriona Laing ee Shirka Gollaha amaanka ayaa la filayaa inay diirada saarto arrimaha siyaasada, dhaqaalaha iyo amaanka dalka...
Ethiopian Ministry Of Foreign Affairs Refutes Statement By Somalian Government
ADIS ABABA – Spokesperson of the Ministry of Foreign Affairs of Ethiopia, Ambassador Meles Alem has refuted statement made by the Government of Somalia about alleged attempts by Ethiopian Government security to prevent entry of its delegation into the AU Summit proceedings.
Members of delegation of various countries who are participating in the AU Summit have also rejected the accusation...
UN security council to hold a meeting on Somalia situation
NEW YORK - The Security Council will convene for an open briefing, followed by closed consultations, on the situation in Somalia. The anticipated briefers are Special Representative of the Secretary-General for Somalia and Head of the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) Catriona Laing and Special Representative of the AU Commission Chairperson (SRCC) for Somalia and Head of the AU...
Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay laba askari + Sababta
MUQDISHO (SMN) - Dable Xoogga Arwaax Ibraahim Axmed, Axmed Ibraahim Axmed, Dable Xoogga Maxamed Shariif Rooble Maxamuud ( Oo Maqane ah), iyo Abshir Axmed Xasan Cabdi Jalaf (Oo Maqane ah) ayaa lagu soo eedeeyay dembiga ah jid gooyo ay ka dhalatay Dhimasho, Dhaawac iyo burbur Hantiyadeed.
Dable Xoogga Arwaax Ibraahim Axmed iyo Dable Xoogga Maxamed Shariif Rooble Maxamuud (Oo Maqane...










