Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka kulan uu guddoomiyey Sheekh Aadan Madoobe?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 14-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka.   Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo xubnaha guddiga uga warbixiyay xaalada guud ee dalka gaar arrimaha difaaca iyo u istaagida ilaalinta madaxbanaanida iyo gobonimada dalka ayaa mudanayaasha labada aqal ku amaanay dedaalkooda joogtada...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay madaxweynaha HirShabelle + Sawirro

JOWHAR (SMN) - Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md.Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle.   Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa kulan gaar ah xarunta madaxtooyada Hirshabeelle kula qaatay Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Md. Cali Guudlaawe Xuseen ,iyaga oo kawada hadlay sameentii ka dhalatay roobabka El-Niño ee dhammaadkii sanadkii tagay iyo in uu...

Somalia’s chief justice visits Jubaland state

KISMAYO, Somalia – The head of Somalia's supreme court Bashe Yusuf touched down in Kismayo, the southern port city, which serves as the headquarters of Jubaland state.   During the visit, the chief justice will meet with judges and court heads in Jubaland to discuss the judicial reforms and ways to strengthen the cooperation between the Federal and regional judiciary, according...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Kismaayo + Ujeedka

KISMAAYO (SMN) - Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Mudane Baashe Yuusuf Axmed iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay magaalada Kismaayo ee Caasimadda Ku-meel-gaarka ah ee Dawlad-Gobaleedka Jubbaland.   Guddoomiyaha ayaa magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Jubbaland Mudane Cabdishakur Sh. Maxamed Rashiid, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Nuuradiin Maxamed Khaliid iyo qeybo ka mid...

School teacher stabbed to death in Mogadishu buried after a week

MOGADISHU, Somalia - After one week, today, the late Abdirahman Maclow Abikar, who was a school teacher, was killed a week ago in the school where he was a teacher.   The teacher was killed because he reprimanded a girl who was one of his students, and he was killed by the son of the girl who was reprimanded by the...

US envoy urges Ethiopia, Somalia leaders to de-escalate

ADDIS ABABA - A US envoy said Wednesday she encouraged the leaders of Somalia and Ethiopia to de-escalate tensions after a rift over Addis Ababa reaching a maritime deal with breakaway Somaliland.   Ethiopia, which lost access to the Red Sea three decades ago with Eritrea's independence, last month signed a memorandum of understanding with Somaliland to lease its coast for...

Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Hindiya + Sawirro

NEW DELHI Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed Admiral Cabdi Warsame ayaa Dalka Hindiya kaga qeybgalay Shirweeynaha Milano 2024. shirkan oo ay ka qeybgaleen in ka badan 50 Doowladood ayaa la isku dhaafsadaa tababbarada iyo khibradaha Ciidanka Badda. Dhinaca kale Admiral Cabdi Warsame  ayaa la kulmay dhigiisa dalka Hindiya oo ay ka wada hadleen iskaashiga Ciidamadda Badda Soomaaliya iyo Hindiya...

Over 3.4 mn internally displaced in Somalia: IOM

Mogadishu, Somalia - More than 3.45 million people had been internally displaced in Somalia as of January 2024 due to multiple shocks, including drought, floods, and conflict, the UN migration agency said.   According to the International Organisation for Migration (IOM), the vast majority (88 percent) of internally displaced persons (IDPs) were living in IDP sites, and only 12 percent were...

Macallin Macaloow oo la aasay isagoo aan wali cadaalad helin + Video

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa maanta duleedka Muqdisho lagu aasay Macallin Cabdiraxmaan Macaloow Abiikar oo dhowaan lagu dhex dilay iskuulka Sidii ee degmada Wadajir.   Marxuumka ayaa salaadda Janaasada lagula tukaday isbitaalka Madiina, waxaana kadib la geeyay qabuuro ku yaalla duleedka Muqdisho oo lagu aasay. Ehellada ayaa weli dalbanaya in lasoo qabto eedeysanaha oo weli baxsad ka ah laamaha amniga...

Wasiir Faarax: Macalimiinta DFS u shaqeeya 2025 waxay noqon doonaa 10 kun

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda waxbarashada dowladda FS mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in xukuumadda Danqaran oo ahmiyad weyn siinaysa horumarinta waxbarashada dalka ay kordhinayso macalimiinta wax ka dhiga iskuulada dalka, si loo balaariyo adeegga waxbarashada aas aasiga ah.   Waxa uu sheegay in bisha March ee sanadkan dowladdu ay qaadanayso 3-kun oo macalin oo cusub, kuwaas oo dalka oo dhan...

WARAR KALE

Somali minister holds bilateral meetings on sidelines of OIC women’s conference

ISLAMABAD – Somalia's Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, held a series of bilateral meetings with senior officials from member...

Jordan, Somalia Discuss Military Cooperation

Amman, July 14 (Petra) -- Chairman of the Joint Chiefs of Staff Maj. Gen. Yousef Huneiti on Tuesday met Somali Defense Minister Ahmed Moallim...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo Kulamo Doceedyo la Yeelatay Mas’uuliyiin ka Socday Dalalka OIC

Islamabad – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa kulan doceedyo la yeelatay madax iyo...