Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Second Journalist Unjustly Thrown into Intelligence Cell as Somaliland Intensifies Press Freedom Crackdown

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) received with utmost dismay the arrest of journalist Abdirashid Abdiwahab Hussein, a reporter and newscaster for the privately owned television network Universal TV, by Somaliland intelligence services, as this alarming wave of repression represents yet another grave and audacious assault on press freedom in Hargeisa.   The motive behind Abdirashid Abdiwahab Hussein's arrest remains...

Aadan Madoobe oo kulan sagoontin ah la qaatay Wakiilkii UNHCR ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan sagoontin ah kula qaatay Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya Mudane Magatte Guisse iyo Marwo Sanaa Omer oo ah ku-xigeenka wakiilka UNHCR ee dalka, maadama uu dhamaaday mudo xileedkii ay ku joogeen Somaaliya.   Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa Hay’adda UNHCR uga mahadceliyay...

Madaxweynaha JF Soomaaliya oo waraaqaha ka guddoomay safiiro cusub

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Hindiya, Japan, Czech iyo Ururka Jaamacadda Carabta ee loo soo magacaabay Soomaaliya, kuwaas oo kala ah; Marwo Namgya Choden, Mudane Okaniwa Ken, Miroslav Kosek iyo Mudane Abdullahi Mutlaq Al Otabi.   Danjireyaasha ayaa Madaxweynaha la wadaagay farriimo ay ka sideen...

Somalia, Italy discuss enhancing longstanding relations

MOGADISHU, Somalia - Somali PM Hamza Abdi Barre met with new Italian Ambassador Pier Mario Dacco' Coppi today at his main office inside the presidential palace known as Villa Somalia.   The two sides have emphasized the importance of enhancing longstanding relations and cooperation between the two nations, discussing various development programs. According to a statement issued by the PM's office, Barre...

Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay safiirka cusub ee Talyaaniga

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Piem Mario Dacco’ Coppi.   Labada mas'uul ayaa waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga soo jireenka ah ee labada dal Soomaaliya iyo Talyaaniga. Ra’iisul Wasaaraha ayaa dowladda Talyaaniga uga mahadceliyey taageerada joogtada ah ee...

Daawo: Maxkamadda Racfaanka oo la horgeeyay mas’uuliyiin loo haysto musuq

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta la horgeeyey Eedaysanayaal loo haysto Musuq maasuq,Saraakiishan ayaa ka kala tirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo Banka Dhexe.   Saraakiishan ayaa waxa hore xukuno kala duwan ugu soo riday Maxkamadda gobolka Banaadir,halkaas oo Xafiiska Xeer ilaalintu ka qaatay Rafcaan,Eedaysanayaashan ayaa ahaa Masuuliyiintii Garoonka Aadan Cadde u fadhiyey Wasaaradda maaliyadda iyo Banka Dhexe. Halkan hoose ka...

Somali president’s son reportedly testifies in Turkey as he is accused of killing motorcyclist

ISTANBUL — The son of Somalia’s president testified at an Istanbul court on Friday about the death of a motorcycle courier in the city, Turkish media reported.   An arrest warrant had been issued for Mohammed Hassan Sheikh Mohamud after a diplomatic car he was driving allegedly hit Yunus Emre Gocer, 38, on a highway in Istanbul on Nov. 30. Gocer...

Somali mercenary arrested in Russia-Ukraine war frontline

KYIV - Ukrainian military has captured a Somali fighting in the frontline near Avdiivka, a city in Donetsk Oblast, Ukraine.   Citing Armiya TV, Adviser to the Minister of Internal Affairs of Ukraine Anton Gerashchenko on Thursday said the fighter surrendered together with other Russian counterparts. “He had a passport from Somalia and barely understood Russian or Ukrainian. Just like other mercenaries,...

Ukraine oo sheegtay inay qabatay nin Soomaali ah oo u dagaalamayay Ruushka

KYV (SMN) - Muwaadin Soomaaliyeed oo magaciisa lagu soo koobay Maxamed Adiila, ayaa u gacan galay Ciidanka militariga Ukraine, xilli uu ka dagaalamayay Magaalada Maryinka ee Gobolka Donetsk.   Sida ay baahisay warbaahinta ku hadasha afka Dowladda Ukraine, Maxamed ayaa ka mid noqday Koox calooshood u shaqeystaal oo ka dhinac ka dagaalmayay Ciidanka Ruushka. Maxamed Adiila oo heysata baasboorka Soomaaliya, ayaa bishii...

Wasiirada iyo xildhibaanada gobollada waqooyi oo diiday heshiiska BADDA

MUQDISHO (SMN) - Kadib kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen xildhibaanada, wasiirada iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda gobollada waqooyi ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa caddeeyay mowqifkooda ku aadan heshiiska badda ee ay Somaliland iyo Itoobiya kowdii bishaan ku gaareen magaalada Addis Ababa, kaas oo dhaliyay muran iyo caro xoogan.   Warsaxaafadeed ay soo saareen xubnahan ayaa waxa ay ugu horreyntii uga...

WARAR KALE

Garabka Farmaajo oo Soo Bandhigay Aragtidiisa Hannaanka Doorashooyinka Dalka

Muqdisho – Guddiga Farsamada ee garabka Nabad iyo Nolol, oo matalaya madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kana qeyb galaya wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka...

Dowladda iyo Mucaaradka oo Wada-hadallo Ka Yeeshay Hannaanka Doorashooyinka

Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday kulamo u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo garabyada mucaaradka, kuwaas oo...

Somalia’s president inaugurates upgraded presidential guard headquarters

MOGADISHU, July 9 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday inaugurated a newly rebuilt and modernized headquarters for the 77th Brigade of the...