Guddiga arrimaha dibadda Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasiirka Qorsheynt
MUQDISHO (SMN) - Guddiga Arrimaha Dibadda, iskaashiga Caalamiga,Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Aqalka Sare oo gudnaya waajibaadka ka saran kor joogtaynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda, ayaa xafiiskooda ugu yeeray masuuliyiinta Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha oo uu hoggaaminayay Wasiirka wasaaradaas Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenabeene.
Kulan oo saacado badan qaatay ayaa wax looga waydiiyay mas’uuliyiinta wasaaradda Mashaariicda dalka laga...
Hormuud Telecom petrol tanker hit by a blast in Somali capital
MOGADISHU, Somalia – An explosion struck a fuel tanker in the Somali capital, Mogadishu on Monday, the latest in a series of IED attacks amidst stepped-up military operations.
The tanker which belongs to Hormuud, the country's leading Telecommunications company is facing currently a threat from an unidentified group.
So far, no casualties have been reported as a result of the blast...
Booyad ay leedahay Shirkadda Hormuud oo lagu qarxiyay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Gaari kuwa shidaalka qaada ah oo ay leedahay shirkada isgaarsiinta Hormuud ayaa maanta lagu qarxiyey xaafada Waxarcade ee Degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.
Ma jiro wax khasaaro nafeed ah oo uu sababay qaraxa laakiin waxaa gabi ahaanba gubtey oo basbeelay booyada iyo shidaalkii ay waday.
Waa qaraxii labaad ee lala beegsado gaari ay leedahay shirkadda Hormuud mudo ka yar...
Ex-president voices concern over deepening crisis in Somalia’s Puntland
GAROWE, Somalia - The ex-Puntland president Abdiweli Mohamed Ali Gaas was alarmed by the deepening political and electoral crisis in his region ahead of the 8 January election.
Speaking to the media, Gaas said Puntland is struggling to deal with a new decision by SSC-Khatumo's elders, who unexpectedly declared they will not take part in the next polls.
This added fuel to...
Somali troops continue fighting Al-Shabaab in southern Mudug
MOGADISHU, Somalia - The Commander of the SNA's infantry Forces, General Dayah Abdi Abdulle said that heavy fighting took place in the south of the Mudug region.
In Addition, Abdulle has revealed that Al-Shabaab suffered heavy losses in the battle after the government and local forces attacked their bases in and around Aad area several times.
He also pointed out that...
Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar ku wareejisay maamulka gobolka Banaadir
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta Maamulka Gobolka Banaadir ku wareejisay shixnad gargaar ah oo dhan 3,800 oo Tan oo u dhiganta 150 kun oo Qoys kuwaas oo loogu talagalay in la gaarsiiyo dadka ay sameyeen fatahaadaha iyo daadadka El-Niño ee ku nool Muqdisho iyo deeganada hoostaga.
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa...
Somalia: SoDMA hands over food aid to Benadir regional administration
MOGADISHU, Somalia - The Somali Disaster Management Agency (SODMA) handed over 3,800 tons of food to the Benadir regional administration to distribute to the IDPs inside and outside Mogadishu.
As many as 150,000 families will receive the aid, according to the SODMA commissioner Mohamud Moalim Abdulle, while speaking to the deputy chairman of community affairs of the Benadir regional admin,...
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay duleedka deegaanka Caad
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Dhulka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa ka warbixyay dagaal culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka deegaanka Caad ee koonfurta gobolka Mudug..
Taliyaha ayaa shaaca ka qaaday in dagaalkaas khasaare culus lagu gaarsiiyay Al-Shabaab, kadib markii ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay weeerar ku qaadeen halkaasi.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay in la burburiyay saldhigyo ay...
Cabdiweli Gaas oo war kasoo saaray xaaladda cakiran ee maamulka Puntland
GAROOWE (SMN) - Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee mamaulkaas iyo gaar ahaan arrimaha doorashooyinka.
Gaas ayaa sheegay in walaac uu ka taagan yahay doorashada, gaar ahaan kalsooni darro laga muujinayo guddiga doorashada ee uu horay u magacaabay madaxweyne Saciid Deni.
Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday go'aankii kasoo baxay Isimada SSC,...
DF Soomaaliya iyo hay’adaha caalamiga ah oo shir ku yeeshay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Shir wadatashi ah oo ay isugu yimaadeen Hay’adda SoDMA, hay’adaha caalamiga iyo kuwa maxaliga ah ee ku midaysan daladda ‘Somalia NGO Consortium’ ayaa diiradda lagu saaray arrimaha la xariira la tacaalidda saameynta fatahaadaha Elnino.
Sidoo kale, kulanka waxaa looga arrinsaday sidii xogaha arrimaha bani’aadannimo loo mideyn lahaa, sidii gaargaarka loo gaarsiin lahaa goobaha fogfog iyo in la...











