Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Koonfur Galbeed oo sheegtay in hubkii Masar loo adeegsanayo dagaal sokeeye

Baydhabo - Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cali Saciid Fiqi, ayaa si adag uga hadlay khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya maamulka Koonfur Galbeed State iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo soo bandhigay eedeymo la xiriira adeegsiga hub shisheeye.   Guddoomiyaha ayaa sheegay in qoryo ay hore Masar u siisay dowlada Soomaaliya, kuwaas oo loogu talagalay xoojinta amniga qaranka iyo la...

Mareykanka oo Nigeria ka Caawinaya La Dagaallanka Boko Haram

Nigeria - Milateriga Mareykanka ayaa ku taageeraya dalka Nigeria dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada, iyagoo geeyay diyaarado aan duuliye lahayn oo nooca MQ-9 ah iyo ku dhawaad 200 oo askari.   Saraakiisha Mareykanka iyo Nigeria ayaa sheegay in ciidamada Mareykanku aysan si toos ah uga qeyb qaadan dagaalka, balse ay bixiyaan tababar iyo taageero dhanka sirdoonka ah. Diyaaradaha MQ-9 ayaa...

Djibouti prepares for presidential election

Djibouti — Djibouti is set to hold its next presidential election, with President Ismail Omar Guelleh expected to seek re-election for a second term, a term he has held since 1999. Reports suggest that the election will feature only one candidate for president, Mohamed Farah Samatar, a former member of the ruling party and now leader of the CDU. Djibouti, home...

Djabuuti oo isu diyaarinaysa doorashada madaxtinimo

Djabuuti — Dalka Jabuuti ayaa isu diyaarinaya doorashada madaxtinimo ee soo socota, iyadoo la filayo in Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uu mar kale u tartamo xilka uu hayo tan iyo 1999-kii.   Doorashada ay ka mid noqon doonto hal musharax oo keliya oo tartamaya Madaxweynaha, taasoo ah Maxamed Faarax Samatar, kaas oo hore uga tirsanaa xisbiga talada haya, isla markaana hadda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay odayaasha Koonfur Galbeed

Muqdisho — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ka soo jeeda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray xaaladda ka taagan deegaanada maamulkaasi.   Odayaasha dhaqanka ayaa Guddoomiyaha la wadaagay xaaladaha ka jira deegaanada Koonfur Galbeed, iyagoo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in...

Trump oo qorsheynaya howlgal ballaaran oo lagu beegsanayo Soomaalida ku nool dalka Mareykanka

WASHINGTON - Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa soo saaray hanjabaad cusub oo ka dhan ah muhaajiriinta Soomaalida, isagoo sheegay inuu ciidamada ICE u diri doono garoomada diyaaradaha si ay u bilaabaan howlgal kale oo cusub, haddii aan la fulin dalabaadkiisa miisaaniyadda.   Trump ayaa qoraal uu soo soo saarey si gaar ah ugu xusay muhaajiriinta ka yimid dalka Soomaaliya, isagoo tilmaamay...

Trump threatens ‘unprecedented’ crackdown on Somalis in US budget standoff

WASHINGTON — US President Donald Trump has issued a stark new threat to deploy immigration agents to major airports to target Somali migrants, escalating a bitter budget battle with Democrats and intensifying his long-standing rhetoric against the East African community. In a statement posted on his Truth Social platform, the Republican leader warned he would redeploy Immigration and Customs Enforcement...

Bakool and Hudur Officials Denounce Southwest Somalia President’s Authority

HUDUR, Somalia — Officials in Bakool region and Xuddur district have publicly rejected the authority of Southwest State President Abdiaziz Hasan Mohamed (Laftagareen), accusing him of holding office illegally.   In a joint statement, the officials said they fully support Somalia’s federal government and will work directly with it until a legitimate administration is established in Southwest State. They also expressed backing...

Suspected Al-Shabaab Member Arrested in Planned Security Operation in Afmadow, Somalia

AFMADOW, Somalia - Regional Security forces in southern Somalia said they had detained a suspected member of the militant group Al-Shabaab during a planned operation carried out early Saturday in areas north of the city of Afmadow.   According to officials, troops from the Jubbaland regional administration’s Darawish forces conducted the raid after tracking movements of individuals believed to be hiding...

SouthWest State President Closes Security Training for Regional Forces

BAIDOA, Somalia - The president of Somalia’s South West State, Abdiasis Hassan Mohamed Laftagareen, on Saturday officially closed a training program for units of the regional Darwish forces aimed at strengthening security across the administration’s areas.   The forces, who completed weeks of training, received instruction in key security skills including maintaining public safety, countering destabilizing activities, and supporting government operations,...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...