Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Farmaajo oo war kasoo saaray guusha laga gaaray deyn cafinta Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay guusha weyn laga gaaray cafinta deymihii sanadaha badan lagu lahaa Soomaaliya.   Ugu horreyn Farmaajo ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed iyo dowladda federaalka, isaga oo sheegay in dowladihii kala duwan ay kasoo shaqeeyana guushaan. Halkan hoose ka akhriso:- Shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed waxaan...

Somalia oo ka qayb-gashay shirka taliyayaasha Military-ga ee dalalka Islaamka

RIYAD (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed  S/Gaas Ibrahim sheekh Muxudiin ayaa magaaalada Riyaad ee dalka Boqortooyada Sacuudiga kaga qeyb-galay shirka taliyayaasha Ciidamada Military-ga ee isbaheysiga dalalka Islaamka ee la dagaalanka argagixisada oo Soomaaliya Xubin ay ka tahay.   Shirkan ayaa diiradda lagu saaray qorshaha fog ee la dagaalanka Argagixisada  waxaana kasoo qeyb galay Dowladaha Xubnaha ka ah Isbahaysiga Islaamka...

Somalia’s labour unions celebrate debt relief milestone, signalling a fresh start for economic stability and workers’ well-being

Mogadishu, December 13, 2023 - The Federation of Somali Trade Unions (FESTU) is celebrating a historic day as Somalia marks a significant achievement by successfully reaching the completion point of debt relief under the World Bank and International Monetary Fund's (IMF) Heavily Indebted Poor Countries (HIPC) Initiative.   This accomplishment signifies the beginning of a new era in Somalia's pursuit of...

Soomaaliya oo laga cafiyay dhammaan deymihii lagu lahaa sanadaha badan

NEW YORK (SMN) - Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Lacagta adduunka ee IMF ayaa goordhow si wadajir ah ugu dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyey lacagihii deymaha ahaa ee lagu lahaa sanado badan kaddib dadaallo sanado socday iyo shuruudo badan oo Soomaaliya ka soo gudubtay.   Barnaamijka geediga deyn cafinta Soomaaliya ayaa soo billowday sannadkii 2012 inkasta oo si rasmi ah uu usoo...

Somalia gets debt relief from international creditors of $4.5 billion

WASHINGTON, DC: The Executive Boards of the International Monetary Fund (IMF) and the World Bank’s International Development Association (IDA) have approved the Heavily Indebted Poor Countries (HIPC) Initiative Completion Point for Somalia, which provides total debt service savings for the country of US$4.5 billion. Following the HIPC Completion Point, Somalia’s external debt has fallen from 64 percent of GDP in 2018 to...

Hay’adda SoDMA oo gargaar gaarsiisay magaalooyin ka tirsan Galmudug

DHUUSAMAREEB (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta shixnad gargaar ah u dirtay magaalooyinka Camaara iyo Wisil ee Dowlad-Goboleedka Galmudug iyo tuuloyinka ku xeeran oo bilooyin ka hor Khawaarijta laga xoreeyey.   Bulshada ku nool deegaanadaasi ayaa xaalad adag wajahaya madaama Khawaarijta ay ku hayeen dhibaato ba’an, waxaana lagu wadaa in gargaarkaan loo qaybiyo. Gargaarkaan ayaa gaaraya 40-tan,...

Madaxweynaha JFS oo la kulmay Ergeyga Qatar ee Shirka Amniga Soomaaliya

NEW YORK (SMN) - Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Mudane Faysal bin Abdullah Al-Hanzab oo ka qeyb galay shirka Amniga Soomaaliya.   Inta uu socday kulanka waxaa la lafa-guray xiriirka iskaashi ee ka dhaxeeya labada dal. Ergeyga Gaarka ah ee Wasiirka Arrimaha...

SODMA dispatches life-saving aid to Somali town hit by floods

JALALAQSI, Somalia - The Somali Disaster Management Agency (SODMA) has sent aid to the Jalalaqsi district, to respond to the humanitarian crisis resulting from the floods.   About 30 aid trucks carrying vital relief supplies reached Jalalaqsi town in the Hiran region. The people living in Jalalaqsi and the nearby villages are facing a very difficult situation after being affected by the...

Gaadiid fara badan oo ku xayiran duleedka degmada Buuloburde + Sababta

BUULOBURDE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in gaadiid fara badan uu maalintii 8-aad ku xayiran yahay duleedka degmada Buuloburde ee gobolkaasi, kuwaas oo sida oo alaabo kala duwan.   Gaadiidkan oo ka baxay Muqdisho ayaa lagu xannibay duleedka degmadaasi, waxaana lagu soo rogay lacago dheeraad ah oo canshuuro lagu sheegay. Mid kamid ah darawallada ku xayiran halkaas...

Duqa Magaalada Muqdisho oo booqday xarunta Expo Doha 2023

DOOXA (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqday xarunta weyn ee Expo Doha 2023.   Guddoomiye Madaale ayaa maamulka sare ee xaruntan Expo Doha 2023 ka dhageestay warbixina la xariira waxa ay u taagan tahay, isaga oo warbixinta ka dib sheegay in Soomaaliya ay tahay waddan barwaaqo ah...

WARAR KALE

Qaramada Midoobay oo Dood Ka Yeelatay Xayiraadda Mareykanka ee Cuba

New York – Qaramada Midoobay ayaa dood ka yeelatay xayiraadda dhaqaale ee Mareykanka uu saaray Cuba, iyadoo dalal badan ay cambaareeyeen saameynta ay xayiraaddu...

Somalia, Italy discuss strengthening cooperation in media, culture and tourism

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Minister of Information, Culture and Tourism Abdulfatah Qasim Mohamud on Tuesday received Italy’s Ambassador to Somalia Pier Mario Daccò Coppi for...

Somali minister meets traditional elders and religious leaders in Baidoa amid consultations ahead of...

BAIDOA, Somalia – Somalia’s Minister of Ports and Marine Transport, Abdiqadir Mohamed Nur Jama, who is a candidate for the position of Speaker of...