Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali FM stresses importance of humanitarian diplomacy at Doha Forum 2023

DOHA, Qatar - On Monday, the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, Abshir Omar Jama, delivered a statement at the Doha Forum, emphasizing the importance of humanitarian diplomacy and the need to put human wellbeing first.   Amid the backdrop of the war on Gaza, the minister highlighted the crucial role of humanitarian diplomacy...

Somalia participates Second China-Indian Ocean Region Forum on Blue Economy Cooperation in Kunming

Kunming, China - The Deputy Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Isaak Mohamud Mursal, participated on Saturday in the 2nd China-Indian Ocean Region Forum on Blue Economy Cooperation, held in Kunming, the capital of Southwest China’s Yunnan province.   The Deputy Foreign Minister addressed the Forum, expressing gratitude to China for hosting the event. He stressed the importance...

Sawirro: Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah u dirtay Jubbaland

KISMAAYO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa dekedda weyn ee magalaada Muqdisho, waxaa ay dirtay Dooni sida shixnad mucaawino gargaar ah taas oo maalmaha soo socda lagu wado in ay gaarto magaalada kismaayo.   Gargaarkaan ayaa gaaraya in ka badan 900 oo Tan oo raashin ah, waxaana shixnadaan gargaar oo hore dowladda ruushka dalkeena ugu deeqday lagu...

Ciidamada Booliska oo soo xiray haween jirdil u gaystay wiil dhalinyaro ah

MUQDISHO (SMN) - Dhowrkii saac ee lasoo dhaafay waxaa baraha bulshada qabsaday muuqaal soconayay dhowr daqiiqo oo ay kasoo muuqdeen koox dumar ah oo jirdil xoogan u gaysanaya wiil dhalinyaro ah.   Wiilka dhalinyarada ah ayaa la sheegay in shirqool ahaan loogu ballamiyay guriga ku yaalla degmada Waabari, kadibna ay fal xadgudub ah kula kaceen kooxda haweenka ah. Taliska booliska Gobolka Banaadir...

Soomaaliya iyo Canada oo ka wada-hadlay kor u qaadidda xiriirka labada dal

DOOXA (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar kulan ku wada yeeshay wasiirka horumarinta Caalamiga ah ee Canada mudane Axmed Xuseen.   Labada wasiir ayaa kawada hadlay kor u qaadidda xiriirka Diblumaasiyaddeed ee labada dal, taageerada Dibadda ee Canada u qoondaysay dalalka Afrika iyo sidii Soomaaliya uga faa’iidaysan lahayd, gaar...

Death toll from flooding in Somalia climbs to 120 people

MOGADISHU, Somalia - The commissioner of the Somali Disaster Management Agency, SODMA announced that the death toll from the floods has now reached 120 people.   Mohamud Moaalin said that the deaths were reported in Bay, Gedo, and Lower Jubba, the most hit regions, where over one million people have been uprooted by the floods. "Due to the floods, we recorded the...

Maxamed Cabdi Waare oo loo magacaabay ku xigeenka xoghayaha guud ee IGAD

JABUUTI (SMN) - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa SONNA u xaqiijiyay in Urur Goboleedka IGAD uu u magacaabey Maxamed Cabdi Waare inuu noqdo Ku-Xigeenka Xoghayaha Guud ee IGAD.   Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa magacaabista kuxigeenka xoghayaha IGAD ku tilmaamay guul diblomaasiyadeed oo ay dowladda Soomaaliya ku tilaabsatay. “Waa Guul...

Madaxweyne Qoor Qoor oo booqday halka loo asteeyay dekedda Hobyo + Sawirro

HOBYO (SMN) - Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye  iyo Wafdi uu hoggaaminayo kana kooban xildhiaanno ka tirsan BFS, masuuluyiin ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug, gacsato, siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa booqday halka ay khubarada dhiseysa Dekadda Hobyo u asteeyeen in laga dhiso Dekadda Hobyo.   Madaxweynaha ayaa amary ku bixiyay in dhulka ay Dekaddu u...

IGAD Appoints Deputy Executive Secretary from Somalia

MOGADISHU, Somalia - The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) appointed Mohamed Abdi Waare from Somalia as a Deputy Executive Secretary.   IGAD announced the historic appointment during the 41st session of the Heads of State and Government held in Djibouti on Saturday, December 9th. Somalia's Ministry of Foreign Affairs confirmed the naming of Waare, who served in the past as the president...

Somalia thanks IGAD for support in lifting the UN security council arms embargo

MOGADISHU, Somalia -  The President of Somalia, Hassan Sheikh has thanked the leaders of the IGAD member states for their role in lifting the arms embargo on his country.   Speaking at the IGAD summit in Djibouti on Saturday, President Hassan Sheikh said that Somalia championed lifting the arms embargo with the support of partner countries. "I thank the members of the...

WARAR KALE

Somalia’s defence minister visits troops on front lines in Middle Shabelle region

WARGAADHI, Somalia – Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi and the commander of the Somali National Army (SNA), Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud, visited...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Ciidamada Ku Sugan Wargaadhi

Wargaadhi – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed...

Puntland oo ku baaqday doorashooyin qaran oo hufan, kana hadashay khilaafka siyaasadeed ee doorashooyinka...

Garowe – Dowladda Puntland ayaa ku baaqday in Soomaaliya loo maro geeddi-socod doorasho oo ay ku tilmaantay mid sharci ah, hufan, isla markaana ay...