Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir oo baaq culus soo saaray

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Maddaale) ayaa ku baaqay in gacan laga geysto dib u dhiska goobaha laga fuliyo adeegyada bulshada ee ay ku jiraan waddooyinka iyo xarumaha kale ee degmooyinka iyo kuwa dowladda.   Guddoomiyaha ayaa ka dhaqaajiyay hadaladaasi xilli uu habeenimadii xalay xarigga ka jaray dhismaha xarunta Maamulka Degmada Kaaraan...

Madaxweynaha JFS oo la kulmay khubaro milatari oo ka socday Turkiga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay khubaro milatari iyo saraakiil sarsare oo ka socday dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga ayaa uga mahadceliyey doorka ay ka qaadanayaan dib u dhiska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaiyeed iyo dagaalka ka dhanka argagixisada Alshabaab.   Kulankan waxaa qeyb ka ahaa Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mudane Ibrahim M....

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay degmada Mahadaay + Sawirro

MAHADAAY (SMN) - Hey'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ee dowladda Soomaaliya ayaa 30 gaadiidka nuuca xamuulka qaada ah oo sida shixnad gargaar mucaawino ah u dirtay degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeeladda dhexe iyo deeganadda hoostaga ee Maamulka Hirshabeelle .   Sidoo kale gargaarkaan waxaa wehliya Doon nuuca dheereysa oo loogu talagaly in dadka go'doonsan lagu badbaadiyo goobaha qaar ee...

Sawirro: Soomaaliya iyo Itoobiya oo cusbooneysiiyay heshiiska difaaca

ADDIS ABABA (SMN) -Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya mudane Abraham Belay ayaa si loo dardargeliyo iskaashiga dhanka difaaca ee labada dal waxa ay kala saxiixdeen cusbooneysiinta is-afgaradka difaaca (MoU), kaasi oo hore labada dowladood u kala saxiixdeen bishii February, 2014.   Heshiiskan ayaa sii xoojin doona iskaashiga dhinacyada danaha labada dal...

Somali President receives credentials from new Italian ambassador

MOGADISHU, Somalia - Somali president Hassan Sheikh Mohamud received diplomatic credentials from a new Italian ambassador Pier Mario Daccò Coppi in Mogadishu.   President Mohamud received credentials from Pier Mario Daccò Coppi at an event held at the Presidential Palace, known as Villa Somalia, with the foreign minister's presence. The ambassador shared with the President messages from the Italian president, demonstrating the...

Madaxweyne Xasan oo waraaqadaha ka gudoomay safiirka cusub ee Talyaaniga

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga ay u soo magacawday Soomaaliya mudane Pier Mario Daccò Coppi warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka.   Danjiraha cusub oo ka mahadceliyey soo dhaweynta wanaagsan ee loo sameeyay, ayaa Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guushii taariikhiga ahayd ee dalka looga qaaday...

Dozens of militants killed in anti-Al-Shabaab raid in Somalia

MOGADISHU, Somalia - The Somali forces with the help of the local people known as Mawisleyda carried out a joint operation on Thursday morning in the Barag Gurgurte area which is one of the areas under Harardhere district.   The operation killed more than 30 Al-Shabaab members who were at their base in the Barag Gurgurte area on the west side...

Kenya’s police repel Al-Shabaab attack near Somalia border

NAIROBI, Kenya - Police repulsed an attempt by suspected al-Shabaab militants to overrun Liboi police station near the Kenya-Somalia border. An AK47 rifle was also recovered.   Police said the rifle had an empty magazine, adding they also recovered ten bullets and 19 spent cartridges. The incident happened on Tuesday morning at about 5 am when an unknown number of gunmen tried...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen R/W Xamza iyo safiirka Sweden ee Somalia?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Joachim Waern.   Labada mas'uul ayaa waxa ay ka wada hadleen xiriirka, iskaashiga iyo taageerada ay Sweden siiso Soomaaliya. Danjiraha Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya Joachim Waern ayaa sheegay in  dalkiisu uu ku biiranayo lacag Sanduuqa Nabadda iyo...

Golaha wakiilada Puntland oo sameystay muddo kororsi hal sano ah + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Maamulka Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 12-aad ee Kalfadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Puntland.   Ugu horeyn, waxaa Goluhu isla qaatay in fadhigu sii socdo inta laga dhammaystirayo ajandayaasha Golaha horyaal. Intaas kadib, waxaa...

WARAR KALE

Somalia’s defence minister visits troops on front lines in Middle Shabelle region

WARGAADHI, Somalia – Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi and the commander of the Somali National Army (SNA), Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud, visited...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Ciidamada Ku Sugan Wargaadhi

Wargaadhi – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed...

Puntland oo ku baaqday doorashooyin qaran oo hufan, kana hadashay khilaafka siyaasadeed ee doorashooyinka...

Garowe – Dowladda Puntland ayaa ku baaqday in Soomaaliya loo maro geeddi-socod doorasho oo ay ku tilmaantay mid sharci ah, hufan, isla markaana ay...