Safiirada Turkiga, Shina & xubno ka socda QM oo booqday barakacaayasha Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa geeyey Safiirrada Turkiga, Shiinaha iyo Xafiiska Qaramada ee Soomaaliya goobaha ay ku sugan yihiin dadka ka soo barakacay roobabka iyo daadadka ka jira deegaannada Jubaland ee ku sugan duleedka magaalada Kismaayo, si ay ula arkaan baaxadda dhibaatada ay daadadku geysteen.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyey Danjireyaasha dalalka...
US military it captured Somali pirates attempted to hijack Israel-bound ship
WASHINGTON - The United States military said it captured Somali pirates, who tried to seize a cargo ship bound for Israel, two days ago in the Gulf of Aden.
The US military initially accused the Houthi fighters in Yemen of being behind the attack.
Pentagon spokesman Brigadier General Patrick Ryder noted that the United States has not ruled out the Houthis'...
DF Soomaaliya oo la wareegtay xarunta Bangigga Dhexe ee Kismaayo + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tilmaamay dib-u-howlgelinta laanta Bangiga dhexe ee Kismaayo tallaabo muhiim ah oo qeyb weyn ka qaadan doonta horumarinta dhaqaalaha iyo in bulshada loo dhaweeyo adeegyada dowladda.
Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa kala wareegay dowlad goboleedka Jubaland xaruntii uu ku lahaa degmada Kismaayo, si dayactir iyo dib-u-howlgelin...
Ciidamada dowladda oo weeraray goob ay ku sugnaayeen Shabaab + Khasaaraha
DHUUSAMAREEB (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo xalay iyo maanta ay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ay ka sameeyeen bariga gobolka Galgaduud ee bartamaha dalkeenna Soomaaliya.
Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu beegsaday goob ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Shabaab, taas oo ku taalla deegaanka Ceel Xasan Cali oo...
Waddo laami ah oo laga dhagax-dhigay magaalada Kismaayo + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa magaalada Kismaayo ka dhagax-dhigay waddo laamiya oo 4KM ah, iskuna xireysa qaar kamid ah xaafadaha magaalada.
Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay munaasabadda dhagaxdhigga ayaa sheegay in dhismaha jidkani inuu qeyb weyn ka qaadan doonto amniga, bilicda,...
Somali PM urges people in Jubaland state to join war on Al-Shabaab
KISMAYO, Somalia - The Prime Minister of Somalia, Hamsa Abdi Barre urged the people of Jubaland to take up arms in order to liberate the areas controlled by the Al-Shabaab.
The Prime Minister, who spoke passionately in Kismayo, called on the people to prepare for the fight against Al-Shabaab, stressing the need to focus on the fight against extremism.
"The people...
Amir receives credentials of ambassadors of Oman, Brazil and Somalia
DOHA, Qatar: The Amir HH Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani received the credentials of three new ambassadors to the country in his office at the Amiri Diwan on Tuesday, November 28, 2023.
His Highness received the credentials of HE Ammar bin Abdullah bin Sultan Al Busaidi, Ambassador of the sisterly Sultanate of Oman, HE Marcelo Otavio Dantas Loures da...
Puntland president appoints a committee tasked with electoral dispute
MOGADISHU, Somalia - The president of the Puntland Said Abdullahi Deni has appointed a committee tasked with the Negotiation of the ongoing Electoral Affairs.
The President of Puntland has said that he has assessed the need to appoint a committee for the negotiation of the Electoral dispute with the opposition.
Based on the fact that in Puntland the Presidential Election and...
Somalia: Six militants killed in army assault on Al-Shabaab bases
MOGADISHU, Somalia - The Somali government forces along with local clan militia known as Ma'wisley have killed Al-Shabaab members in the east of the Galgaduud region.
In the operation, the allied troops targeted Al-Shabaab centers in the area of El Hassan Ali, which is south of Budbud City, and killed six members of the Al-Shabaab group.
"The army was able to...
UN bolsters funding as Somalia grapples with severe flooding crisis
MOGADISHU, Somalia - The United Nations humanitarian agency said Monday it has provided 5 million U.S. dollars in additional funding to help address the ongoing heavy rains and devastating flash floods in Somalia.
The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said the latest funding is in conjunction with the earlier 25 million dollars allocation from the Somalia...













