Xamza oo xarigga ka jaray xarunta Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland
KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam , ayaa xarigga ka jaray dhismaha xarunta cusub ee Wasaaradda Caafimaadka dowlad-goboleedka Jubbaland oo loo dhisay qaab-casri ah.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in hirgelinta xarunta cusub wasaaradda ay ku soo aadday xilli muhiim ah oo gobolka ay ka...
Daawo: Xildhibaano ku dhawaaqay Kutlad la magac baxday Toosin Qaran
MUQDISHO (SMN) - Qaar kamid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho uga dhawaaqay Kutlad la magac baxday Toosin Qaran.
Xildhibaanadan oo u badan kuwa mucaarad ah ayaa sheegay inay u taagan yihiin ilaalinta dastuurka dalka iyo xeer hoosaadka Golaha Shacabka Soomaaliya.
Sidoo kale waxa ay ka horyimaadeen qodobadkii kasoo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka iyo wax ka beddalka...
WHO scales up cholera response in Somalia as death toll hits 42
MOGADISHU, Somalia -- The World Health Organization (WHO) said Sunday it's ramping up response to prevent cholera transmission in Somalia as flash floods from heavy downpours intensify across the country.
The WHO said since January, a total of 45, 266 new suspected cases of cholera including 42 associated deaths were reported from 29 districts of Somalia, four of which are...
XFS oo shaacisay inay ka cabsi qabto xanuuno ka dilaaca fatahaadaha dalka
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa war cusub kasoo saaray xaaladda adag ee ka jirta dalka, gaar ahaan fatahaadaha ku dhuftay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.
Wasiirka ayaa sheegay inay ka cabsi qabaan cuduro ka dilaaca meelaha ay biyaha fadhiyaan, isaga oo tilmaamay in arintaas ay wax ka qaban doonaan.
Sidoo kale waxa...
Maamulka Gobolka Sh/Hoose oo war kasoo saaray dagaal ka dhacay Jasiira
AFGOOYE (SMN) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose, Maxamed Ibraahim Barre oo shir jaraa'id u qabtay warbaahinta ayaa ka warbixiyay dagaal shalay ka dhacay deegaanka Jasiir ee duleedka magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeyay ciidamada Booliska Gobolka Banaadir iyo Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Barre ayaa ku eedeeyay ciidamada Booliska inay weerar ku qaadeen ciidamada Koonfur Galbeed oo ku sugnaa kastam...
East African Community Safeguards State Sovereignty (Somalia)
The treaty within the East African Community, known as the Treaty for the Establishment of the East African Community, plays a crucial role in promoting and protecting the sovereignty of its member states. By providing a framework for cooperation and integration, the treaty ensures that the participating nations retain their independence while benefiting from regional cooperation in various sectors...
Sawirro: R/Wasaaraha XFS oo booqday barakacayaal ku sugan Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa booqday deegaanka Lugloow ee ay ku soo baraceen dadka ay guryahoodii daadadku qaadeen iyo duleedka Yoontooy oo kamid ah meelaha ay daadadku xireen.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa dul istaagay burburka ku yimid jidadka isku xira deegaannada iyo caqabadaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta magacaabay Ergay cusub
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ergayga Gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka u magacaabay Mudane Xil.dhibaan Cumar Ibraahim Xaashi.
Ergeyga Xasilinta iyo Ilaalinta Rayidka ayaa u xilsaaran xakameynta qasaaraha rayidka ah ee ku sugan deegaannada ay ka socdaan howlgallada xoreynta dalka iyo Xasilintooda , waxa uuna Madaxweynuhu kula dardaarmay...
DF Soomaaliya oo markii u horreysay bixisay shahadaada Amniga diyaaradaha
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa guddoonsiisay shirkadda Freedom Airlines oo ka mid ah shirkadaha duulimaadyada dalka shahaadada barnaamijka amniga (Airline Security Programe) , kaddib markii ay shirkadda buuxisay dhammaan shuruudihii looga baahnaa.
Maareeyaha guud ee hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed , Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa shahaadada ku wareejiyay maamullaha Freedom Airlines ee Soomaaliya,Mudane Mukhtar Xaamud.
“ Maanta...
Somali PM Hamza Abdi Barre lands in Kismayo for maiden visit
KISMAYO, Somalia - The prime minister of Somalia Hamza Abdi Barre has on Sunday touched down at Kismayo airport, taking off from the capital, Mogadishu, his office said.
The leader of Jubaland Ahmed Madobe, his deputy, members of Jubaland state parliament, and cabinet were spotted lined up in the airport for the reception of the prime minister.
In a statement, the...













