Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay Addis Ababa + Sawirro
ADDIS ABABA (SMN) - Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka xukuumadda federaaalka Soomaaliya Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye ayaa xarunta midowga Africa ee dalka Ethiopia kaga qayb gashay shirkii 8-aad ee arrimaha haweenka Africa, kaasoo ay kazoo qayb galeen Wasiirada haweenka Africa.
Shirkan ayaa looga arrinsaday dar-dar gelinta iyo horumarinta arrimaha haweenka Africa, la dagaaalanka sabool-nimada iyo jahliga.
Sidoo kale waxaa la isku...
Somali president chairs urgent cabinet session on flood crisis
MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh chaired the meeting of the Cabinet after returning from Saudi Arabia, where he attended the Saudi-Africa summit.
The extraordinary meeting discussed the impact of the ongoing floods caused by heavy rains in parts of the country, which claimed the lives of 33 people and thousands displaced.
PM Hamza Abdi Barre briefed the...
MW Xasan Sheekh oo guddoomiyay kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan deg-deg ah oo ay yeesheen Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ku saabsanaa qiimeynta iyo gurmadka muwaadiniinta ku dhibaatoobay daadadka xooggan ee ku soo rogmay qeybo badan oo ka mid ah gobollada dalka.
Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre...
Somalia’s Historic Launch of Social Protection Systems is a Pathway to Poverty Alleviation and Empowerment, says Organised Labour
The Federation of Somali Trade Unions (FESTU) applauds the official launch of Somalia’s social protection systems in an event held yesterday in Mogadishu and organised by the Federal Ministry of Labour and Social Affairs (MOLSA), in partnership with the World Bank, UNICEF and WFP, representing a remarkable achievement in operationalising the national comprehensive social protection policy.
Somalia’s organised labour fully...
Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah u dirtay degmada Doolow + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo ku howllan u gurmashada shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatada ka soo gaartay daadadka #elniño iyo fatahaadaha ay saameeyeen wabiyada ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cade waxa ay ka dirtay diyaarad sidda qaybaha kala duwan ee raashinka taas oo ku wajahan degmada Doolow ee Gobolka Gedo.
Degmadaan waxa ay ka mid...
A suicide bombing strikes Military Academy in Somali capital
MOGADISHU, Somalia - A suicide bomb blast was reported in Mogadishu, the Somali capital on Monday morning after weeks of relative calm, thanks to the army operations.
A witness said a suicide bomber detonated an explosive device at Jaalle Siyaad Military Academy, in northern Mogadishu, at around 08:25 on November 13, during the rush hour.
There have been no immediate reports of...
Somalia, Saudi Arabia ink new security cooperation pact
RIYADH, Saudi Arabia - Somalia and the Kingdom of Saudi Arabia signed a security agreement in Riyadh as the Gulf Nation eyes a major presence in the African continent.
The agreement was signed by the Saudi Vice Minister of Interior Dr. Nasser bin Abdul Aziz Al-Dawood and Somalia's Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Abshir Omar Jama.
"Somalia and Saudi...
Wasiirka cadaaladda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar + Sawirro
QAAHIRA (SMN) - Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS iyo wafidiga uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Sulaymaan Maxamuud iyo Garsoore Sheekh Saalax Dhiblaawe oo ka tirsan maxkamadda sare ee dalka ayaa Qaahira kulan miro dhal ah kula qaatay wasiirka cadaaladda dowladda Masar, mudane Cumar Marwaan.
Kulanka Labada wasiir ay yeesheen ayaa looga hadlay iskaashi...
Somalia, Eritrea agree to elevate bilateral bonds to new heights
RIYADH, Saudi Arabia - Somali President Hassan Sheikh met his Eritrean counterpart Isaias Afwerki in Riyadh, the capital of Saudi Arabia after the Saudi-Africa summit.
The two leaders reaffirmed readiness to elevate bilateral historical bonds/ties to new heights with all-rounded cooperation and to coordinate their efforts for regional stability and security of the Red Sea.
Eritrea, just like Uganda and Ethiopia,...
Faahfaahinta qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax goordhow ka dhacay afaafka hore xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Qaraxa oo si xoogan looga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa lagu soo waramayaa in lagu weeraray xeradaas oo ay dagan yihiin ciidamo ka tirsan kuwa dowladda.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu fuliyay...












