UN envoy urges Puntland leaders to fix election crisis through dialogue
GAROWE, Somalia - The United Nations has called on the Puntland government to play its role in the efforts to end the war between Somaliland and SSC-Khatumo in the Sool region.
The announcement was made by the UN envoy for Somalia Catriona Liang who visited Garowe city on Saturday, where she had a meeting with the president of Puntland Deni.
"We...
Howlgal khasaare lagu gaarsiiyay Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Mudug
CEELDHEER (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ay iska kaashadeen ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo maanta ka dhacay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, kaas oo lagu beegsaday xun=bno ka tirsan Al-Shabaab.
Taliska ciidamada Xoogga dalka ayaa sheegay in howlgalkan uu ahaa mid guulaystay, isla markaana lagu dilay sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab, mid kalena lasoo qabtay
Sarkaal lasoo...
Somali army kills senior Al-Shabaab commander in operation
MOGADISHU, Somalia - The National Army conducted a planned operation in the district of Eldheer in the Galgaduud region, the epicenter of the latest clashes with Al-Shabaab.
The army backed by local defense forces captured a leader belonging to the Al-Shabaab group and killed another during the Saturday military offensive in the remote areas.
The leader was named Abas Garobshe, while...
Maxay ka wada-hadleen Madaxweynaha Puntland iyo Catriona Liang? + Sawirro
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Catriona Liang iyo wafdi ay hoggaaminayso.
Kulanka ayaa looga hadlay Dowlad dhiska Soomaaliya iyo sidii marwalba Puntland u qaadan laheyd doorkeedii muhimka ahaa ee lagu yaqaanay, waxaa sidoo kale Kulanka looga hadlay xaaladda bani’aadantinimo ee Gobolka Sool iyo Doorashooyinka Puntland...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay mowqifka DFS ee Falastiin
RIYAAD (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan degdeg ah oo ay isugu yimaadeen hoggaamiyeyaasha Caalamka Islaamka, kaas oo lagaga arrinsanayo xaaladda dhulka la gumeysto ee Falastiin.
Madaxweynaha oo muujiyey mowqifka soojireenka ah ee shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ku garab taagan yihiin gobonimada iyo dowladnimada walaalaha Falastiin...
Somalia: Thousands flee their houses as Shabelle River Overflows
BELEDWEYNE, Somalia - The Shabelle River, which runs through Baledweyne, has begun to overflow its banks in some villages, sparking panic and fear among residents in the city.
According to the city's authorities, some parts of Koshin and Hawa Taako neighborhoods were flooded on Saturday afternoon. This comes amid heavy Deyr rains in Somalia.
There has been mass displacement in the...
R/W Xamza oo furay shirka maalgashiga dhaqaalaha buluugga ah ee Somalia
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Maalgashiga Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya oo lagu soo bandhigayo fursadaha maalgashi ee kheyraadka badaheenna.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku dhiirigeliyey maalgashadeyaasha gudaha iyo caalamkaba in ay ka faa’iideystaan fursadaha badan ee ka bannaan maalgashiga dhaqaalaha buluugga ah ee Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Soomaaliya...
Laftagareen oo UK kala hadlay daadadka ku dhuftay Baydhabo + Sawirro
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay Danjiraha Ingiriiska U fadhiya Soomaaliya Michael Nithavrianakis iyo wafdi uu Hogaaminayey.
Madaxweyne Laftagareen iyo Danjire Michael oo kulankooda ay ka qeybgaleen Wasiirada Wasaaradaha Qorshaynta, Cadaalada, Gargaarka iyo Howlaha guud ayaa laisaga Waraystay Saamaynta Fatahaadka Biyaha, Udiyaar Garowga Wajiga 2-aad ee Dagaalka, Xoojinta Wadashaqaynta...
UN Releases 25 million USD To Respond To Flooding In Somalia
UNITED NATIONS — UN humanitarians said on Thursday that they released 25 million U.S. dollars to jumpstart relief from the once-in-a-century flooding in Somalia that has already affected nearly 1.2 million people.
The United Nations and its partners estimate that 1.6 million people could be affected by flooding in the current rainy season from October to December, with 1.5 million...
Maxkamadda racfaanka oo u fariisatay dacwadda mas’uuliin loo haysto musuq
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa mar kale maanta u fariisatay dhageysiga dacwad musuq-maasuq ah oo loo haysto ma’suuliyiin ka tirsan dowladda.
Waxaa maxkamadda kasoo muuqday illaa 5 sarkaal oo ka tirsan hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda, kuwaas oo ay horay usoo xukuntay maxkamadda gobolka Banaadir, balse ay racfaan kasoo qaadatay xeer ilaalinta qaranka oo markii hore soo eedeysay...











