Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s Chief Justice Stands Tall with Journalists, Breaking the Chains of Impunity on International Day to End Crimes

Mogadishu, November 2, 2023: The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) and the African Mission in Somalia (ATMIS) joined hands to mark the International Day to End Impunity for Crimes against Journalists. This event, in line with the African Union’s Silencing the Guns in Africa Initiative, was organised to bring attention to the critical importance of seeking justice and...

Somali PM says Hamas is not terrorist organisation, calls it a liberation group

MOGADISHU, Somalia - Prime Minister Hamza Abdi Barre said that the government of Somalia refused to call Hamas a "terrorist organization" and did not heed pressure.   "Hamas is a liberation organization and mujahideen struggling to liberate the Palestinian land from Jews, we will not accept to call it a terror group," added Barre. "The Muslim world was divided, made enemies of...

Maxkamada Ciidamada oo xukuntay Jeneraal Sheegow iyo ciidamadiisa

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa ku riday Sheegow iyo Maleeshiyadiisa Xukunno Isugu Jiro Dil, Mag iyo Sanado Xabsi Ciidan ah.   Halkan hoose ka akhriso:- 1-Axmed Maxamed Xasan (Abii Axmed) Waxa uu ahaa taliyaha kooxda Sheegow ka bar-bar dagaalamaysay, waxa uuna February Sadax iyo Tobankeedii Sanadkan ku dilay Jowhar maxkamad ku taal laba Eedeysane oo xilligaas tabasha kala dhexeysay, waxa...

International Day to End Impunity Crimes against Journalists in Somalia

On International Day to End Impunity for Crimes against Journalists, the British Embassy in Mogadishu has announced more than $1 million dollars of conflict security and stability funding to a BBC Media Action project. This is meant to amplify women’s voices to raise awareness on the impact of climate change, conflict and support efforts towards peacebuilding, and promoting gender...

DF Somalia oo cadeysay mowqifkeeda ku aadan dagaalka Xamaas iyo Israel

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dhaqdhaqaaqa Xamaas aanu ahayn urur argagixiso, uuna yahay Urur xoreynayo dhulkooda, isagoo ku baaqay in lagama maarmaan ay tahay in la sameeyo xal laba dawladood ah.   Mudane Xamsa Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyay munaasabad lagu xusayay Sheekh C/qaadir Al-Jilaani oo lagu qabtay magaalada...

Maxay ka wada-hadleen guddoomiye Maxamuud Macallin iyo Cali Jayte?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA ku qaabilay u qeybsanaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha ee macawislayda Mudane Cali Jayte Cismaan.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii hay’addu u sii xoojin lahayd howlaha gargaarka ee la gaarsiinayo degaannada laga xoreeyay khawaarijta iyo ka warqabka qoysaska...

R/W Xamza oo culimada ugu baaqay inay ka qayb-qaataan dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku booriyey culimada Soomaaliyeed in ay hoggaamiyaan dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaarijta oo ah mid lagu difaacayo diinta iyo jiritaanka ummadda Soomaaliyeed.   “Markii dalku halis galo dadkii hubka qaatay waxay ahaayeen culimada Soomaaliyeed oo ummadda ku hoggaaminayey difaaca dalkooda, maanta dadkeennii iyo diinteennii Khawaarij baa ku...

Elders calls for timely polls as Puntland in deadlock over electoral model

GAROWE, Somalia - The top traditional leaders of the Puntland who met in Garowe city issued a statement calling on outgoing leader Deni to hold the election on January 8, 2024.   The elders said that the Puntland parliament should be elected in the same way as it was previously elected in the clan-based electoral system, pointing out that the popular...

Somalia, IMF reach preliminary deal on $100 mln in new funding

MOGADISHU, Somalia - International Monetary Fund (IMF) staff on Wednesday reached a preliminary agreement with Somalia that will allow for the release of $100 million in funding under a new 36-month credit program, the fund said.   The so-called staff-level agreement under the Extended Credit Facility (ECF) is subject to approval from the fund's board. It is to help Somalia's economic...

Al-Shabaab driven out of key strongholds in southwestern Somalia

MOGADISHU, Somalia - Somalia National Army (SNA) forces on Wednesday captured four villages, which were al-Shabab's strongholds in the country's southwestern region, as part of an offensive to flush out the militants, the government said.   The Ministry of Defense said the soldiers took control of Dudumale, Bulo-Kajor, Abagbeday, and Elgaras villages in Hudur town in an offensive that marked the...

WARAR KALE

Somalia: Labour Ministry Director General Implicated in Corruption Scandal as Calls for Accountability Grow

Officials of the Federal Government of Somalia have raised grave concerns about misgovernance and the maladministration of certain donor-funded activities at Somalia’s Ministry of...

Wasiir Cali Balcad oo ka jawaabay warbixin sheegtay in Al-Shabaab guulo waaweyn gaartay

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa si adag uga horyimid warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group (ICG),...

Somalia condemns deadly Damascus cafe bombing, backs Syria

MOGADISHU, July 4 — Somalia on Saturday strongly condemned a deadly attack targeting a cafe in the Syrian capital Damascus, expressing solidarity with Syria...