Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Golaha Wasiirada oo ansixiyay miisaaniyad ka badan hal bilyan oo dollar + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2024 oo dhan $1,025,687,991 (Hal Bilyan iyo shan iyo laabatan Malyan.) Miisaaniyadda dowladda ayaa sanadkan gaartay in ka badan hal Bilyan oo Dollar, taas oo ku timid dakhliga gudaha oo kordhay...

Somali army kills four Al-Shabaab commanders, wounds 9 militants

MOGADISHU, Somalia - Somali government forces have carried out a planned operation to kill leaders of the Al-Shabaab group in the last few hours, 15 km away from Tiyegloow district in the Bakool region.   It was pointed out to the army that they carried out the operation in a meeting place where there was a meeting of members of the Al-Shabaab...

Kenyan Police destroy Al-Shabaab logistics base in Garissa, recover foodstuffs

GARISSA, Kenya - Multi agency teams destroyed a logistics base used by al Shabaab militants in Dahun in Fafi, Garissa county and recovered assorted foodstuffs.   The operation on Friday recovered rice, sugar and water. The officers destroyed the food and continued to pursue the terrorists who were using the base. Police said by the time the team arrived there the terrorists had...

Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Diinsoor + Sawirro

DIINSOOR (SMN) - Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay wehelinayaan Wasiirka Difaaca Dalka, Wasiirka Qorshaynta iyo Mas’uuliyiin kale ayaa gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.   Mas'uuliyiintan ayaa si heer sare ah waxaa u soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo Maamulka Degmada. Safarka Madaxweyne Laftagareen ayaa ku saleysan dardar gelinta qorshaha wajiga labaad ee...

Gunmen kill a civilian on the outskirts of Dhusamareb city

MOGADISHU, Somalia - An armed gunman killed a civilian last night in an area called Dharjo, near the city of Dhusamareeb in the capital of Galmudug.   The perpetrators were reportedly from the Eelgaras area in the Galgaduud district, while the deceased was from Dhusamareeb city. The group that carried out the killing escaped from the scene, and this morning the area...

Somalia joins Arab countries in condemnation of Israel attack on Gaza

NEW YORK, USA - Somalia has accepted and voted on a draft resolution from the Arab countries, which condemned the violations of the Israeli forces in the Gaza Strip.   A statement issued by the United Nations Mission in Somalia called for humanitarian aid to be brought to the Gaza Strip, where millions of Palestinians are starving to death after Israel...

Hay’adda WFP oo dalbatay lacag wax looga qabanayo xaaladda Soomaaliya

NEW YORK (SMN) - Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP) ayaa shalay ku dhawaaqday inay u baahan tahay 351 milyan oo Doollarka Maraykanka ah oo lagu maalgelinayo dhammaan hawlaha si kor loogu qaado gargaarka bini’aadantinimo ee lixda bilood ee soo socota ee Soomaaliya.   Saamaynta tobanaan sano ee iskahorimaadyada hubaysan, roobabka aan joogtada ahayn, saboolnimada iyo barakaca gudaha ayaa malaayiinta Soomaaliya ku nool...

Sawirro: Duqa Muqdisho oo xarun muhiim ah ka dhagax dhigay Xamarweyne

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay xarunta Hawlgalka Degdega ee Caafimaadka Dadweynaha Gobolka Banaadir. Dhagax-dhigaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Agaasinka Caafimaadka Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud, Guddoomiyaha Degmada Xamarweyne iyo Maareeyaha Machadka Caafimaadka Soomaaliya. xaruntan ayaa qeyb ka qaadan doonto horumarinta adeegyada Caafimaadka Gobolka Banaadir iyo...

Somali district official survives a landmine explosion in the capital

MOGADISHU, Somalia - A local government official has narrowly escaped from an IED explosion in the Somali capital, Mogadishu on Friday night, witnesses and police confirmed.   The official whose name has not yet been revealed is safe after a blast from a remote-controlled landmine attached to the wall of his house went off during the evening hours. The targeted official is the...

WFP requires 351 million USD to ramp up assistance activities in Somalia

MOGADISHU, Somalia -- The World Food Program (WFP) announced on Friday that it requires 351 million U.S. dollars in net funding across all activities to scale up humanitarian assistance for the next six months in Somalia.   The impacts of decades of armed conflict, irregular rainfall, poverty and internal displacement have driven millions in Somalia toward acute hunger and food insecurity,...

WARAR KALE

Somalia condemns deadly Damascus cafe bombing, backs Syria

MOGADISHU, July 4 — Somalia on Saturday strongly condemned a deadly attack targeting a cafe in the Syrian capital Damascus, expressing solidarity with Syria...

Somali diaspora celebrates 2026 Heritage Week in Canada’s Alberta province

EDMONTON, Canada — Somalia’s ambassador to the United States and Canada, Dahir Hassan Abdi, joined former ministers, prominent figures and members of the Somali...

Wasiirrada Amniga Gudaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Saxiixay Heshiis Is-afgarad ah

MUQDISHO - Wasiirrada Amniga Gudaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday Heshiis Is-afgarad lagu xoojinayo tababarrada Booliska iyo iskaashiga amniga   Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda...