Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Hay’adaha amniga DFS oo baadi goobaya Abwaan la sheegay inuu ku biiray Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Hay'adaha amniga ee dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in ay baadi goobayaan nin la sheegay inuu ku biiray Al-Shabaab, kaas oo bare ka ahaa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.   Ninkan oo lagu magacaabo Abwaan Nageeye Cali Khaliif ayaa sidoo kale ka tirsanaa bahda suugaanta, kaas oo lasoo wariyay inuu aaday dhulka Al-Shabaab, inkastoo hay'adaha amniga war rasmi ah...

Taliska ciidanka Xoogga oo shaaciyay in la soo afjaray Shabaabkii ku sugnaa Ciid Ciidka

MAHADAAY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ugu dambeyn lasoo afjaray xubnihii Al-Shabaab ee ku sugnaa dhulka hawdka ah ee u dhexeeya deegaanada Ciid Ciidka iyo Cali Fooldheere oo hoosataga degmada Mahadaay ee gobolkaasi.   Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ayaa la wareegay godad Al-Shabaab ay ka qoteen halkaas iyo xarumo kale oo ku...

Somali president briefs cabinet on military gains against Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - President Hassan Sheikh Mohamud, who spent two months in the city of Dhusomareb, shared with the cabinet the successes the army achieved in the operations against Al-Shabaab.   Hassan Sheikh during Thursday's weekly cabinet meeting, he chaired urged the Ministers to redouble their contribution to the re-liberation efforts and the war on the Al-Qaeda affiliate. He said that the...

Concerns raised over Al-Shabaab threat as KDF exit Somalia

African Union Transmission Mission (ATMIS) has planned a gradual withdrawal of troops from Somalia, raising concerns over the cross-border activities of the al Shabaab.   Speaking on Citizen  TV daybreak show on Wednesday, security analyst George Musamali said that the KDF's main mission initiated 12 years ago has not yet been achieved. "If you look at the situation in Somalia, there is...

Al-Shabaab expresses jubilation for the Hamas invasion of Israel

Joining other al-Qaeda branches around the world, Shabaab, al-Qaeda’s branch for East Africa, expressed jubilation for the Hamas-led invasion of Israel in a new statement. Shabaab thus joins al-Qaeda’s men in Yemen, the Indian Subcontinent, and Syria in congratulating the Palestinian militants.   Al-Shabaab now joins al-Qaeda in the Arabian Peninsula, al-Qaeda in the Indian Subcontinent, and Hurras al-Din in Syria...

Madaxweynaha Somalia oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, oo uu kula wadaagay guulaha laga gaaray howlgalladii ugu danbeeyey ee Khawaariijta Dalka looga sifaynayo.   Madaxwaynaha ayaa Golaha uga warbixiyay dadaalka ka socda jiidda hore ee dagaalka, isagoo tilmaamay in wajigii labaad ee hawlgallada Khawaariijta laga gaaray guulo waaweyn, isla...

Wasiirka Maaliyadda oo mas’uuliyiin kala duwan kula kulmay Morocco + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Marrakesh ee Dalka Morocco ayaa kulamo doceedyo la qaatay qaar ka mid ah Madaxda Dowladaha iyo hey’adaha caalamiga ah ee ka soo qeybgalay shirka sanadlaha ah ee IMF iyo Bangiga Adduunka oo sanadaan lagu qabtay Dalka Morocco.   Ugu horeyn, Wasiirka Maaliyadda ayaa kulan miro-dhal...

Kenyan police foil attack near the border with Somalia

GARISSA, Kenya - A team of police officers foiled a planned attack on passenger service vehicles when they detected and recovered an Improvised Explosive Devise (IED) in Dadaab, Garissa County.   The bomb had been set up by suspected al-Shabaab terrorists and targeted PSVs and security cars using the Abdisugow road at Tawfiq village. A team of police who were patrolling the...

African Union envoy seeks international support for Somali army

MOGADISHU, Somalia - The head of the African Union Mission in Somalia has called for international support for Somali government forces battling the al-Shabab militant group on multiple fronts in the country.   Mohamed El-Amine Souef says the Somali army needs not just training but weapons, equipment, and skills for the officers, and lifting the arms embargo so that the country...

ATMIS oo ku baaqday in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran

MUQDISHO (SMN) - Madaxa howlgalka ATMIS ayaa ku baaqay taageero caalami ah oo la siiyo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo dhowr furin oo kala duwan oo dalka ah kula dagaalamaya kooxda Al-Shabaab.     Mohamed El-Amine Souef ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliya aysan u baahneyn kaliya tababar, balse ay u baahan yihiin qalab, xirfado ay helaan saraakiisha, iyo in la qaado xayiraadda...

WARAR KALE

Agaasimaha Isbitaalka Forlanini oo Safiirka Talyaaniga ku guddoonsiiyay Abaalmarin Sharafeed

MUQDISHO - Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Forlanini/lansereti Dr Mohamed Jafar Ali oo kulan la qaatay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya isagoo gudoonsiiyay Abaalmarin Sharafeed.   Agaasimaha Guud...

Burkina Faso, Mali iyo Niger oo si rasmi ah u bilaabay ka bixitaanka Maxkamadda...

Ouagadougou – Dowladaha Burkina Faso, Mali iyo Niger ayaa si rasmi ah u billaabay geeddi-socodka ay uga baxayaan Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah (ICC), kaddib...

Munaasabad lagu maamuusay 66-guuradii Midowgii iyo Xorriyadda Soomaaliya oo lagu qabtay Aljeeriya

Aljeeriya – Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay 66-guuradii ka soo wareegtay xorriyaddii Gobollada Koonfureed ee Soomaaliya ay ka...