Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia disaster agency, UN urge unity as drought worsens 

MOGADISHU — Somalia’s disaster management authorities and senior United Nations officials have called for greater unity and funding to tackle worsening drought conditions after holding high-level talks in the capital, officials said. The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Macalin Abdulle, met at the agency’s headquarters with James Swan and George Conway to discuss the humanitarian situation...

Guddoomiyaha SoDMA iyo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Abaarta

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, iyo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isku-duwaha Howlaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee Horumarinta iyo Arrimaha Bini’aadannimada, Mr. George Conway.   Kulanka labada dhinac waxaa diiradda lagu...

Soomaaliya iyo Gobolka West Virginia Oo Saxiixay Heshiis Iskaashi Oo Ku Saabsan Macdanta Muhiimka Ah

Muqdisho - Wasaaradda Batrolka iyo kheyraadka Macdanta XFS iyo Gobolka West Virginia ee dalka Maraykanka ayaa kala saxiixday Heshiis Isfaham (MoU) oo ku saabsan iskaashiga dhinacyada sahminta, soo saarista, farsamaynta iyo horumarinta macdanta muhiimka ah (Critical Minerals). Heshiiskan ayaa ujeedkiisu yahay in la dhiso qaab iskaashi oo kor u qaada maalgashiga, is-weydaarsiga aqoonta farsamada, iyo horumarinta silsiladda qiimaha ee macdanta...

Somali defence minister hosts Qatari envoy for iftar, voices solidarity 

MOGADISHU — Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi hosted the Qatari ambassador to Somalia at a ceremonial iftar dinner, reaffirming Mogadishu’s support for Doha following recent attacks inside the Gulf state, officials said.   During the meeting, Fiqi expressed the “full solidarity and support” of the Somali government and people with the leadership and citizens of Qatar in the wake of...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Casuumaad Afur-Sharafeed Ku Maamuusay Danjiraha Qatar

Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Qatar u fadhiya Soomaaliya, Danjire Dr. Cabdullaahi Bin Saalim Al-Nucaymi. Intii uu socday kulanka, Wasiir Fiqi ayaa muujiyay garab-istaagga buuxa ee Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay la garab taagan yihiin Dowladda iyo shacabka Qatar, kaddib weerarradii xadgudubka...

Somalia defence minister voices solidarity with Qatar after reported attacks

MOGADISHU — Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi has expressed strong solidarity with Qatar during a phone call with the Gulf state’s Deputy Prime Minister and Defence Minister Sheikh Saud bin Abdulrahman bin Hassan Al Thani, officials said.   According to a statement from the Somali government, Fiqi conveyed the full support of the Somali leadership and people following recent attacks...

Somali intelligence operations kill 22 Al-Shabaab fighters in central regions

MOGADISHU — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), working in coordination with international partners, has carried out planned operations targeting Al-Shabaab fighters and commanders in the central regions of Hiiraan and Mudug, killing more than 22 members of the armed group, officials said.   In a statement, NISA said the operations were aimed at disrupting militant cells accused of organising...

Somalia warns against reported Israeli military base plan in Berbera

MOGADISHU — Somalia’s federal government has issued a strong warning against the use of its territory for foreign military operations, following media reports that Israel is considering establishing a military base in the self-declared republic of Somaliland, near the strategic port city of Berbera along the Gulf of Aden.   State Minister for Foreign Affairs Ali Balcad said in remarks to...

NISA Oo Dishay Xubno Ka Tirsanaa Al-Shabaab Kadib Howlgallo Ka Dhacay Hiiraan iyo Mudug

Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo xubno ka tirsan Al Shabaab, kuwaas oo ka kala dhacay gobollada Hiiraan iyo Mudug. Howlgalladan ayaa lagu dilay in ka badan 22 xubnood oo ka tirsanaa kooxda, kuwaas oo la sheegay inay abaabulayeen falal lid ku ah...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Taageero U Muujiyay Dowladda Qatar

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga ee Somalia, Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga ee Qatar, Sheekh Sacuud bin Cabdiraxmaan bin Xasan Al Thani.   Intii uu socday wada-hadalka, Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa muujiyay taageerada iyo garab-istaagga buuxa ee Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay la garab taagan yihiin Dowladda iyo shacabka Qatar, kaddib weerarro...

WARAR KALE

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Carabta Masar u qaabilsan...

Soomaaliya iyo Masar oo Adkeeyay Xiriirka Istaraatiijiga ah iyo Iskaashiga Labada Dal

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka...

Wasaaradda Cadaaladda oo Soo Dhaweysay Gabdho Ku Guuleystay Barnaamijka Xoojinta Awoodda Sharciga

MUQDISHO - Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Faysal Aadan Xasan ayaa maanta kulan soo dhaweeyn ah Xarunta Wasaaradda...